Berberi Waxay Noqotay Xabaashii Xad-Gudubyada Xuquuqal Iinsaanka
“Berberi
Waxay Noqotay Xabaashii Xad-Gudubyada Xuquuqal Iinsaanka, Taliyaha
Turba-Taariyaduna….. ….” Md: Maxamed
Faarax Qabile 2007 iyo horaantii 2009 oo ay ugu dambaysay weerarkii lagu qaaday muruqma alka dekeda berbera horaantii bishii June ee sanadkan kadib markii ay ka gedoodeen 200 iyo dheeraad muruqmaal oo lagu yidhi hala’idinku daro kuwo kale, taas oo ay ka dhalatay in saddex qof oo ka tirsan muruqmaalka dekeda Berbera in uu raasaas la dhaco taliyaha ciidamada tulba-taariyada halkaasina dhaawac ka soo gaadhay, taas oo maareeyaha dekeda Berbera Cali Xoor-xoor uu xubno kale oo ka mid ah muruqmaalka uu xabsiga u taxaabay, isaga oo xabsiga Berbera ka dhigtay meel uu dadka reer Berbera uu ku xabiso, waxaana muuqata in Berbera ay kudlad xaaraan ahi xuurto ku haysato, waxa kale oo uu taliyaha ciidanka tulbataariyadu uu masuul ka ahaa talaabadii xabsiga loogu taxaabay masuuliyiintii xisbiga kulmiye ee gobolka Saaxil iyo xildhibaanadii gol aha deegaanka Berbera oo ay ka mid ahaayeen Cabdale Kidaarre, taas oo uu cidankii falkaa xadhiga ah fuliyey uu isagu hogaaminayey waana nin isku qaba in uu ka awood weyn yahay taliyaha ciidanka Bileyska ee gobolka Saaxil Waxaana welwel iyo walac leh xaalada Cusub ee soo food saartay bulshada reer Berbera oo geyeysiin karta ummaddu inay gedood shacbi ku talaabsadaan waxaanay noqotay Berberi xabaashii xuquuqal iisaanka laga fulinayey, waxa anan golahayaga wakiilada ugu baaqayaa una soo jeedinayaa in guddi baadha loo sameeyo xadgudub yadaa ay ciidamada boolisku ka fuliyeen gobolka Saaxil, masuuliyiinta hay’adaha dawladda ee degmada Berbera iyo gobolka Saaxil-ba umay dhalan ee caamiliin cid gaar ah u shaqeeya, taliyaha ciidanka Tubataariyada dekeda berberina waa qori uu rido
|