Beesha Gabiley waa hooyadii halgankii dalka lagu xoreeyey

 

 

Beesha Gabiley waxay halganka laga soo horjeeday kaligii taliyihii Siyaad Barre bilowd ay saddex sano ka hor S.N.M. Jahbadii Afraad , waxay Siyaad Barre dowladiisii,  la daga alamaysay saddex sano iyadoo kaliyii.

Afraad markii danbena waxay noqotay garabkii milatari ee ugu horeeye ee S.N.M  yeel ato.

Markii gudaha S.N.M soo gadhay 1988kii, beesha Gabiley waxay ahayd Be eshii jabka iy o halaaga u gaysatay ciidamadii Siyaad Barre. Guutooyinkii Shanaad iyo Sagaal iyo Sag aashanaad , waxay ahaayeen kuwii xoreeyey gobalka Gabiley ilaa Saylac. Cabdicasiis C ali Barre,  oo uu adeer u ahaa kali gii taliyihii Siyaad Barre oo ciidanka woqooyiga hayst ay, waakii yiri qeybtii 26aad waxa adhaxda ka jabisay oo naafeysay S.N.M  ta ka dagaa lamaysa aaga galbeed.

Taasina waxay ahayd arinti ku kaliftay Siyaad Barre inuu jeelka ka soo daayo cuqaashii Gabiley ee Muqdisho ku xidhnayd  ee ay ka mid ahaayeen Suldaan Cabdiraman Sheekh Muxumed, Sheekh Muxumed Raage iyi Chief Caaqil Yuusuf Khaliif Cige (Xaruur).

Siyaad Barre wuxuu cuqaashaa ku yiri Jibriir Abokor waxa walba imika wa an idiin ogol ahay oo Reysalwasaare waan idin siinayaa ganacsigana waan idiin fasaxayaa ee daga alka iga jooja. Chief Caaqil Yuusuf Xaruur baa  mar kiiba ugu jawaabay beeshaydu uma dagaalamayso Reysalwasaare noqda, ee waxaanu u dagaalamaynaa calankayagii 1960kii naga lumay.

Waxa qofkasta oo reer Gabiley damqay in maanta xaruntii gobalka Gabiley in shakhsi m agicii Mujaahid Xasan Yoonis uu dano siyaasadeed u adeegsa do. Gudoomiye ku xigeen ka Kulmiyow,  Xasan Yoonis iyo Mahdi Cali waa  la wada ogyahay halkaad kala taagney deen, imikana godka aad kaga dabo tagto ,waxaanu u aragnaa gef weyn oo aan loo du lqaadan karin.


Beesha Gabiley xisbina u ogolaanmayso ,Udub, Kulmiye, Ucid, inay siyaasad galiyaan oo ay ka dhigtaan waxay siyaasadooda shaksigaa ku gaadhaan magacooga mujaahidiintii reer Gabiley ee u shihiiday karaamada iyo  qaran imada Somaliland.

Dadweynaha reer Gabileyow waa wax idinki waajiba goor walba la xuso mujaahidiintaa oo loo duceeyo. Waxa amaan mudan dhalinyaradii dhawaan qabatay koobkii lagu xusa yey Mujaahid Mahdi Cali.

 

 

 

 

Suhuur Nuur Ciise
suhuurnuur@yahoo.com