Banaanbixii Maanta Somaliland Lagu Taageerayey Ee
Magaalada London.

Banaanbaxan oo uu dhex lugaynayey Madaxweynaha Somaliland ayaa waxa
uu ka dhac ay...............
London,22 February,2012 (TNN)- Banaanbixii ugu balaadhnaa ee intii ay Somaliland
jir tay ka dhaca Dalka di badiisa ayaa maanta laga dhigay Magaalad
London, gaar ahaan Xafiis ka Raysal Wasaaraha Dalka Ingiriiska
hortiisa.
Banaanbaxan oo ay ka qayb galeen dad aad u tiro badan oo Somaliland
Qaranimadee da taageerayey Dawladda Ingiriiskana ka codsanayey in ay
Somaliland Ictiraafto ayaa wa xa ka dhex muuqday Masuuliyiinta
Somaliland oo uu hor kacayey Madaxweynaha Somalil and Axmed Maxamed
Maxamuud (Siillanyo).
Banaanbaxan oo Jaaliyadaha Somaliland ee ku dhaqan Dalka dibadiisu
iskaga kala yim ad een wadamo kala duwan oo Yurub ee meel ku dhaw dhaw
ku yaala ayaa waxa ay ku mu ujinayeen Qadiyadooda iyo sida ay
Somaliland Beesha Caalamka uga codsanay so in ay Aqoonsi buuxda siiso
maadaama oo ay buuxisay Shuruudihii looga baahnaa.
Banaanbaxan ayaa waxa si weyn uga dhex muuqday Madaxweynaha
Somaliland Ax med Maxamed Maxamuud (Siillanyo) oo dhex lugaynayey
dadweynihii madashaasi iskugu soo baxay.
Timacade News Desk
London ,UK
|