BAAQ:DHISMAHA JAAMACADDA
GOBOLKA GABILEY
Maamulka
Gobolka Gabiley , oo uu ugu horreeyo Badhasaabka Gobolka Gabil ey,Mudane
Maxamed Axmed Aw Cabdi (Xabiib),
waxa uu jaaliyadaha reer S omaliland iyo jaaliyada Gobolaka Gabiley
, ee ku kala nool dunida dacaladee da , ugu baaqayaa in ay ka
wada qayb qaataan dhismaha Jaamacadda Gob olka Gabiley ee haatan
gacanta lagu hayo .
Sida uu uga waramay Shabakada wararka
ee LongliveSomliland.com
, ayaa
Badhasaabku waxa uu hadalkiisii ku billaabay:
"Waxaa jirta in magaalada Gabiley ay
dadkii ka guurayaan maalin walba, una guurayaan magaalooinka
Hargeysa iyo
Boorama.Waxaanu samaynay baad hintaan qoto dheer, waxanan
ogaanay in ay saobabtu tahay Jaamacad la' anta Gobolka
ka jirta, magaalada Gabileyna ay u baabayso arrintaa awgeed.
Haddaba, qof walbba oo muwaadin reer somaliland ah, waxaan ka
codsanay aa in ay kaalmo ka gaystaan dhismaha Jaamacadda."
Weriye
Nimcaan Dheeg Ibraahim
Longlivesomaliland News Media
Gabiley Office,Somaliland
nimcaan@longlivesomaliland.com |
|