Suldaanka Guud ee Gobolka Gabiley,Suldaan Ismaaciil Sul daan
Cabdiraxman,oo baaq u diray Xukuumada ,Baayac Mushtarka, Shacabka
Somaliland & Qurba
jooga
Waxaan dhammantiiba
idinku salaamayaaa salaanta Islaamka, ascww
Salaan dabadeed ,waxaan
ugu baaqayaa Xukuumadda,Shacabka Somaliland,
Baayac Mushtark a & Qurba jooggaba,inay ka qayb qaataan
,gacanna ku siiyaan Hay'ada Samo-Falka ee
Tog-w ajaale Foundati on
(TWF) , oo dhawaan
bilaabaysa Cusbitaal weyn ,
oo laga hir galinayo maga ala da
Tog-wajaale.
Sida aynu dhammaanteen wada
ogsoon nahay,Magaalada Tog-wajaale waxay noqotay xarun ta ugu
ballaadhan ee
Baayac Mushtarka Somaliland,waxaana nolol maal meed kooda ka hela,un a
soo shaqo taga
boqolaal kun oo reer Somaliland ah, balse waxaan jirin adeeg caafimaad oo
dabooli baahida intaa leeg.
Waxaan ugu baaqayaa
Xukuumadda , shacab Somaliland , Baayac Mushtarka ,Shirkadaha waa
weyn & Qurba joogaba, in laga
wada qayb qaato hir galinta Cusbitaalka, si aynu u helnno ade eg caafimaad oo dhammaanteen
inna wada anfaca .
Allaa mahad leh
Suldaan Ismaaciil Suldaan
Cabdiraxman
Suldaanka Guud ee
Gobolka Gabiley
|