Baaq Ay Soo Saareen Qurbo Jooga
Beesha Ciise Muuse


 

 


Anagoo ah odayaasha, waxgaradka iyo dhalinyarada qurba jooga Beesha Ciise Muuse waxanuu ka xunahay oo aanu ka maqlayno dhibka lagu hayo deegaanka aanu ka soo jeedno ee ay ku hayaan beel ka mid ah beelaha Somaliland.


Waxaanan leenahay arrintaas oo dhan waxa ka danbeeya madexweynaha JSL Maxamed Axmed S iil aanyo, waxaanan cadaynaynaa inuu madexweynuhu kala siiyey laba warqadood oo rasmi ah oo uu ku saxeexan yahay , kana soo baxday xafiiskiisa isagoon midna aan dafirayn kalana siiyey laba beelood oo reer somaliland ah .

Warqadahaasi waxay ku saabsan yihiin Warshadii Sibidhka ee Berbera , oo iyadoo aan la dhisin Wa rshadii Sibidhka ee hore oo ay gacanta ku hayeen dhismaheeda Company isku jir ah oo reer somali land u dhan yihiin halkaas , oo kharash badani ku baxay , ayuu hadana Madaxweyne Silaanyo warq ad siiyay shirkadaha Dahabshiil Iyo Telesom , si ay u dhisaan Warshad Cusub oo sibidhka ah, dalke enuna uma baahna laba Warshadood mana qaadi karno.


Arintaas waxanuu uu aragnaa iska horkeen umada walaalaha ah ee reer Somaliland ,waxanu leen ahay madexweynuhu arintan ha ka noqdo, anagoo ka talinayna nabad gelyada dadka iyo dalkaba sidaasna waxaa gadhaay Qurba joogta beesha Ciise Muuse oo kala ah:


1. Cali Roble Xirsi
2. Hussein Mohamed Bissad
3. Xamuud Dabagale
4. Xamuud Hirad X. Yasin
5. Mohamed Abdirahaman Mohamed
6.Yasiin Xassan Abdilahi
7. Abdi Mohamed Xussein (Abdi Good)
8. Ali Saciid
9. Ahmed Dahir Diriye
10. Ahmed Ismacil Warsame
11. Mustafe Roble Xirsi
12. Abdirahman Jamac
13. Abdirahmaan Yusuf X. Maxmuud
14. Ismacil Doholayare
15. Muxiyadiin good abees
16. Abuubakar Mahdi Essa
17. Ahmed Ismaciil Xirsi
18 .Abdisalan Mahdi Essa
19. Mustafe Adan Shanle
20. Muxamud Ali Ahmed
21. Omar Essa Awale
22. Shuacayb Maxamed Gurux
23. Mustafe Guray Abdilahi
24. Abdi Ali Awale
25. Abdisalan Adan Cige
26. Mohamed Jamac Kibaar
27. Mustafe Saleban Kahin
28. Ahmed Saleeban Kahin
29. Khadar Mohamed Ahmed
30. Yusuf Osmaan (Guddomiyaha beesha Ciise Muuse ee London)