BOGAADIN IYO TAAGEERO SHIRKA BEESHA
CIISE MUUSE EE DUBUR.


 

 



Annaga oo ka duulayan xaqa ummaddu u leedahay in ay ka tashadaan horumarka deegaanada ay ku noolyihiin;
annaga oo dareensan in aan marnaba shirka qabsoomidiisa loo mudeeyey Bisha Sebtembar 29, 2011 aanu wax dhibaato ah dalka iyo dadka midna u geysandoonin;

Annaga oo qaderinayna sharafta iyo karaamada ay huwanyihiin Gudida Qaban-qaabada shirka ee uu Guddoomiyaha u yahay Saleebaan Jaamac Jibriil, lana daadaheynayaan labada suldaan ee guud: Suldaan Cusmaan Suldaan Cali Kooshin iyo Suldaan Maxamuud Suldaan Axmed Sheikh, Salaadiinta, Cuqaasha, aqoonyahanka, iyo wax garadka beesha;

annaga oo mar walba nabad gelyada iyo xasiloonida dalka wax kasta ka hormarinayna, ayaa haddana wax muuqata in madaxtooyada laga soo abaabulayo weeraro isdabajoog ah iyo jidgooyooyin ay xukuumaddu la damacsantahay fashilinta qabsoomidda shirka;

Annaga oo ogsoon in muhimadda ugu weyn ee shirku tahay sidii wax looga qaban laha baylaha gobolka oo aad u tiro badan, uguna horeyso deegaanada buuraleyda oo macdan qodis aan nidaam lahayn oo jaantaa rogan ihi ka socoto, taas oo macdanaha raadinayo qaarkood yihiin qaar dad iyo duunyoba halis ku ah oo haddaan wax laga qaban laga dheefi doono cuduro aan loo maaro helin; waxa kale oo lagaga tashandoona guud ahaan kor-u-qaadista tayadda adeegyada bulshada sida waxrbarashada, caafimaadka, biyaha, iyo dayactirka deegaanka.

Annaga oo ka kooban dadka magacyadoodu hoos ku xusanyihiin waxanu xukuumadda u soo jeedineynaa in ay hagardaamada shirka ka deyso, waxa kale oo xukuumadda iyo inta ku mashquulsan shirka Dubur ka dhicidoona, lagu wargelinayaa in uu shirkani hordhac u yahay kuwo kale oo fooda innagu soo haya oo qabanqaabadoodii gudo iyo dibadba hadda ka socoto; SHIRKA BEELWEYNTA HABAR AWAL AYAA KA DHICIDOONA magaalada Gabiley horraanta sannadka 2012 in sha Allah, oo lagaga aarinsandoono horumarinta deegaanada.

Sidaa darteed waxa xukuumadda la gudboon in ay fara kala baxdo shirarka ummadda kaga tashanayso horumarinta deegaanada ee aan marnaba wax siyaasad ah ku lug lahayn.

LIISKA MAGACYADA DADKA DIRAYA TAAGEERADA:

1. Abdi Mohamed Hassan
2. Adam Abdillahi Hanfi
3. Ahmed Ali Ibrahim
4. Hassan Guleed
5. Ahmed Ismail Meygag
6. Abdikeyd Ibrahim Adam
7. Ali Yussuf
8. Omar Mohamoud
9. Abdikariim Mousa Meygag
10. Mohamed Abdillahi
11. Hussein Yussuf
12. Abdirashid Hassan Ahmed
13. Abdillahi Hassan Ahmed
14. Adam Mohamed Egeh
15. Abdirezaq Ismail Adam
16. Mohamed Omer Ahmed
17. Kamal Ali Jire
18. Hassan Abdi
19. Hassan Osman Abdi
20. Mohamed N. Dualeh
21. Mousa N. Dualeh
22. Abdulrashiid Hassan
23. Ali Adam
24. Jama Adam
25. Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
26. Omer Hassan Mohamoud
27. Yassein Abdilllahi Elmi
28. Abdillahi Ahmed Warsame
29. Mohamed Ali Warsame
30. Mustafa Mohamed Ibrahim
31. Abdulrqadir Abdillahi Mohamoud
32. Omer Hassan Mohamed
33. Yassein Abdilllahi Elmi
34. Abdillahi Ahmed Warsame
35. Saeed Adam Mousa
36. Mustafa Mohamed Ibrahim
37. Fowsi Abdillahi Abdi
38. Hassan Abdillahi Abdi
39. Abdulkarim Abdillahi Abdi
40. Abdirahim Abdillahi Abdi
41. Abdi Mohamed Essa
42. Saeed Ahmed Hersi
43. Muxiyudiin Abdiqaadir
44. Ismail Haji Abdillahi
45. Awil Adam
46. Faisal Omer Hassan
47. Mustafa Abdi Mousa
48. Hassan Hirsi
49. Idris Mousa
50. Ali Adan Samater
51. Mohamoud Adan Samater
52. Mohamed Yusuf Samater
53. Abdirahman Yusuf Samter
54. Abdirhaman Osman Yussuf
55. Idriss Ibrahim Ahmed
56. Mustafa Ibrahim Ahmed
57. Mahdi Ibrahim Ahmed
58. Mahfouz Ibrahim Ahmed
59. Mohamed Ibrahim Ahmed
60. Najib Ibrahim Ahmed
61. Abdi Mohamoud
62. Abdirahman Ahmed
63. Farhan Hirsi
64. Mohamed Abdi
65. Saxardiid Aw-Cabdi Buuni
66. Nuuradiin Sheekh Abdiraxamn Kariye
67. Mustafe Siyaad Muxumed Adan
68. Cumar Sanyare Xaaji Cali Guhaad
69. Xassan Mooge Xirsi
70. Abdikariim Xassan Maygaag Samater
71. AbdiHakiim Xassan Maygaag samater
72. Axmed Muxumed Madar
73. Abdirisaaq Sheekh Barkhad
74. Maxamed Cabdillahi
75. Ali Maxamed Rodol
76. Captan Abdi Mahamed Rodol
77. Ahmed Abdi Mahamed Rodol
78. Xussein Abdi Mahamed Rodol
79. Mahamed Abdi Mahamed Rodol
80. Ibrahim Ali Mahamed Rodol
81. Rashiid Xaraf
82. Ibrahim Baltimore
83. Abdirahman Xaaji Abdillahi
84. Abdalle Abdirahman Xaaji Abdillahi
85. Abdihakim Gole
86. Ibrahim Abdi Arabey
87. Ibrahim Abdi Geele
88. Feysal Mursal Aareeye
89. Abdisalaan Mursal Aareeye
90. Xusseen Beergeel
91. Ismail Maxamed Jama
92. Maxamed Yussuf Cusman
93. Maxamed Xassan Xaashi
94. Khadar Maxamed Baarabiyaan
95. Maxamud Gaagaab
96. Xamsa Abdikariim
97. Nasir Abdikariim
98. Ahmed Abdikariim
99. Abdikariim Nadif
100. Siciid Nadif
101. Cigaal Maxamed
102. Ismaaciil Maxamed Abraas
103. Mustafe Maxamed Abraas
104. Yussuf Abdillahi Diiriye
105. Ahmed Gooraan Hassan
106. Maxamed Khadar Cabdillahi Jawaan
107. Ahmed Sujuu
108. Maxamed A. Kooshin
109. Maxamed Sulub Cumar Xaashi
110. Hodan Abdillahi Kariye
111. Ilhan Maxamed
112. Maxamed Idoor
113. Abdalle Cakule
114. Jamal Abdi Gaboobe
115. Cabdirahman Baaruud Jama





"WAMAA MIN DAABATIN ILAA CALA LAAHI RIZQUHAA; YACLAMU MUSTOWDACAHAA WA MUS TAQARAHAA."

'WA SALAAMU CALAA MAN ITABACA AL HUDAA'


 

 

 

 

AXMED CALI IBRAHIM SABEYSE
asabeyse@hotmail.com