Columbus,Ohio (Timacade News)-Weftigii
uu hogaaminayay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj:Ax med Maxamed
Maxamuud (Siilaanyo) oo ku sugan magalaada Columbus ayaa maanta
kulan balaa dhan oo xogwaraysi ah kula yeeshay boqolaal kamid
ah jaaliyada reer somaliland oo isaga yimi m agaalooyinka,
Columbus, Toronto, Nashvile, Mchigan iyo Kentuky.
|