ALLAHAYW  DHIB  BADANAA

 

Waa hees uu abwaanku curiyay,  lakiina hada  loo  bahaan yahay gabadh qaada. Waad ka dha dhaansn karta ereryada  macaan ee ay heestu adeegsanayso. Haadi ay jirto fa naanad jecel heesta inay qado, laxanka waanu u sarayna

Dhulka oo barwaaqa
Dhirtu ay magooshoo
Dhalintu ay caway saa
Dhibaa tadii jacayl ku
Dhiilo igu beer taye
Allahayaw dhiba danaa

Dhalinta kaan ka door tee
Dhibaatada u maray baa
Cidlo iiga dhaqaaqa yoo
Dhur waa iiga tagaye
Allahayaw dhibadanaa
Allahayaw dhibadanaa

Naftan kugu dhadhabaysee
Jacayl uu dhan taale
Dhagana aanay kaga jirin
Dhibta maad ka daysidoo
Dhabta maad ku qaadid
Aday kuu dhan qalan too
Dheela law ku ridaye


Abwaanku waxa uu tiriyay heeso baadan, laakin heestan waxay ka turjimaysa qimaha ay ledahy aqoontu, waana heesta sannadka .
 

 

 

By:Mustafe Xaaji Axmed  Diiriye