WAR-SAXAAFADEED

28 February,2015
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo
waxa uu digre eto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-3002/022015
uu xilka qaadis, magacaabi d, iyo isku bedel balaadhan ku sameeyey
golaha wasiirada, w/kuxogeenada, Agaasi meyaasha guud qaar ka mida,
Taliyeyaasha Ciidamada iyo Hay’adaha Madaxa banaan.
Madaxweynuhu:-
Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 2aad ee Dastuurka
Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda weyn ay Wasaaraduhu u leeyihiin Dalka
iyo dhismaha Qaranka;
Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wasiirada Wasaaradda
dalka iyo W/ku-xigeenada Jamhuuriyadda Somaliland;
Markuu Ka Fiirsaday: Kartidooda, aqoontooda iyo hufnaantooda shaqo;
Markuu ku Qancay: In ay hanan karaan xilalkan loo magacaabay;
Wuxuu go’aansaday
LIISKA WASIIRADA CUSUB IYO KUWA LA ISKU BEDELAY
1 In Dr. Cabdi Aw Daahir Cali, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Wasiirka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee
Jamhuuriyadda Somaliland (Hore W/xanaanada Xoolaha)
2 In Mudane, Cali Siciid Raygal, uu ahaado Wasiirka Wasaaradda
Dib-u-dejinta ee Jamhuuriyadda Somaliland (Hore W/Dhalinyarada iyo
Cayaaraha)
3 In Mudane, Axmed Cabdi Kaahin, uu ahaado Wasiirka Wasaaradda
Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland
4 In Mudane, Cabdicasiis Maxamed Samaale, uu ahaado Wasiirka
Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda
Somaliland (Hore W/Maaliyada)
5 In Marwo, Samsam Cabdi Aaden, ay ahaato Wasiirka Wasaaradda
Maaliyadda ee Jamhuuriyadda Somaliland (hore W/Waxbarashada)
6 In Mudane, Baashe Cali Jaamac, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Wasiirka Wasaaradda Biyaha ee Jamhuuriyadda Somaliland
LIISKA WASIIR KU XIGEENADA LA ISKU BEDELAY IYO KUWA CUSUB
1 In Mudane, Cabdi Daahir Camuud, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Wasiir Ku-xigeenka Amniga ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee
Jamhuuriyadda Somaliland
2 In Mudane, Axmed Faarax Cadare, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Wasiir Ku-xigeenka Maamulka Gobollada iyo Degmooyinka ee
Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyadda Somaliland
3 In Mudane, Cismaan Garaad Soofe, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta ee
Jamhuuriyadda Somaliland
4 In Mudane, Xasan Daahir Dhimbiil, laga bilaabo taariikhda maanta
uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee Jamhuuriyadda
Somaliland
5 In Mudane, Axmed Maxamed Nuur (Indha-case), laga bilaabo
taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Deegaanka
iyo Horumarinta Reer Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland
6 In Mudane, Nuur Cismaan Guuleed, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee
Jamhuuriyadda Somaliland
7 In Mudane, Cabdikariim Axmed Mooge, laga bilaabo taariikhda maanta
uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo
Horumarinta ee Jamhuuriyadda Somaliland
8 In Mudane, Cali Axmed Maxamed (Dhegoole), laga bilaabo taariikhda
maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warshadaha ee
Jamhuuriyadda Somaliland
9 In Mudane, Cali Maxamed Cilmi (Gadh-dheer), laga bilaabo
taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Xannaanada
Xoolaha ee Jamhuuriyadda Somaliland
10 In Mudane, Cabdiwaaxid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir, uu ahaado Wasiir
Ku-xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee
Jamhuuriyadda Somaliland
11 In Marwo, Shukri Xariir Ismaaciil, ay ahaato Wasiir Ku-xigeenka
Wasaaradda Warfaafinta, Wacyigelinta iyo Dhaqanka ee Jamhuuriyadda
Somaliland
12 In Mudane, Yuusuf Cismaan Garas, laga bilaabo taariikhda maanta
uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dhalinyarada, Ciyaaraha iyo
Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Somaliland
13 In Mudane, Cabdirashiid Xuseen Cabdille (Carab), laga bilaabo
taariikhda maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Cadaaladda
iyo Arrimaha Garsoorka ee Jamhuuriyadda Somaliland
14 In Marwo, Nimco Xuseen Qawdhan, laga bilaabo taariikhda maanta ay
ahaato Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Dib-u-dejinta ee Jamhuuriyadda
Somaliland
15 In Mudane, Siciid Cabdi Maxamuud Jaamac, laga bilaabo taariikhda
maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Duulista Hawada ee
Jamhuuriyadda Somaliland
16 In Mudane, Jaamac Cabdilaahi Biin, laga bilaabo taariikhda maanta
uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga ee
Jamhuuriyadda Somaliland
17 In Mudane, Maxamed Xaaji Aadan Cilmi, laga bilaabo taariikhda
maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo
Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland
18 In Mudane, Axmed Nuur Aw Cabdi Shaacir, laga bilaabo taariikhda
maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee
Jamhuuriyadda Somaliland
19 In Mudane, Rashiid Ismaaciil Kaahin, laga bilaabo taariikhda
maanta uu ahaado Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo
Tacliinta Sare ee Jamhuuriyadda Somaliland
20 In Mudane, Cumar Sheekh Maxamed Faarax, laga bilaabo taariikhda
maanta uu ahaado Wasiirka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha ee
Jamhuuriyadda Somaliland
LIISKA TALIYEYAASHA CIIDADAMADA $ AGAASIMEYAASHA GUUD
1 In General Maxamed Xuseen Faarax (Xiirane), laga bilaabo
taariikhda maanta uu ahaado Taliyaha Ciidanka Badda ee Jamhuuriyadda
Somaliland (Hore Taliyaha Asluubta)
2 In General Maxamed Cismaan Xudhuun, laga bilaabo taariikhda maanta
uu ahaado Taliyaha Ciidanka Asluubta ee Jamhuuriyadda Somaliland
3 In Mudane, Cabdi Xirsi Ducaale, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Abbaanduulaha Ciidanka Qaranka Jamhuuriyadda Somaliland
4 In Mudane, Mawliid Weris Cabdillaahi, laga bilaabo taariikhda
maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warshadaha ee JSL
5 In Mudane, Maxamed Faarax Xirsi, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
ee Jamhuuriyadda Somaliland
6 In Mudane, Cabdi Axmed Nuur (Cabdi Gurey), laga bilaabo taariikhda
maanta uu ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumaysiga iyo
Khayraadka Badda ee Jamhuuriyadda Somaliland
7 In Mudane, Xasan Aadan Geedi, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Agaasimaha Guud ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee
Jamhuuriyadda Somaliland
8 In Mudane, Maxamed Cilmi Xuseen, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Horumarinta Reer
Miyiga ee Jamhuuriyadda Somaliland
LIISKA HAY’ADAHA MADAXA BANAAN
1 In Mudane, Maxamed Mixiile Boqore, laga bilaabo taariikhda maanta
uu ahaado Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Jamhuuriyadda
Somaliland
2 In Mudane, Siciid Xasan Cabdilaahi, laga bilaabo taariikhda maanta
uu ahaado Maareeyaha Hay’adda Xidhiidhinta Raashinka (FCA) ee JSL
LIISKA LA-TALIYEYAASHA MADAXWEYNAHA JSL
1 In Mudane, Cabdoo Axmed Aayir, laga bilaabo taariikhda maanta uu
ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Dibedda
2 In Mudane, Maxamed Ibraahim Qabo, laga bilaabo taariikhda maanta
uu ahaado La-Taliyaha Madaxweynaha ee Arrimaha Xisbiyada iyo
Doorashooyinka
Xilka Qaadista Masuuliyiintii Hore
Ujeedo: Xil-ka Qaadis
Mudaneyaal,
Waxaan aad iduunku mahadinayaa mudadii aynu wada shaqaynaynay.
Xilalka Qaranka ayey dabcigeed tahay in ay meerto noqoto oo kolba
cid hanan karta loo dhiibo.
Sidaa darteed, waxaan gartay in aan idinka qaado xilalkii aad
qaranka u hayseen.
Haddaba, waxaan idinka rajaynayaa inaad si niyad sami ah ugu
wareejisaan xilalkii aad qaranka u hayseen , masuuliyiinta aan
xilalkaa u soo igmaday.
LIISKA XILKA QAADISTA 1 Ku: Mudane, Maxamuud Axmed Barre (Garaad), Wasiirkii Hore ee
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
2 Ku: Mudane, Xuseen Axmed Cabdille, Wasiirkii Hore ee Wasaaradda
Biyaha
3 Ku: Cabdiraxmaan Jaamac Cabdalle, Wasiiru-dawlihii hore ee W/Xanaanada
Xoolaha JSL
4 Ku: General, Axmed Aw Cismaan Cabdi, Taliyihii Hore ee Ciidanka
Ilaalada Badda JSL
5 Ku: Mudane, Cabdilaahi X. Jaamac Calas, Abbaanduulihii Hore ee
Ciidanka Qaranka JSL
6 Ku: Mudane, Maxamed Muuse X. Cabdi (Galaydh), Agaasimihii Hore ee
Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada
7 Ku: Mudane, Nuux Sh. Muuse Ducaale, Guddoomiyihii Hore ee Hay’adda
Shaqaalaha Dawladda
ALLAA MAHAD LEH
Naasir Yuusuf Daahir
Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.
|