La-taliayaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maal-gashiga waxuu
Tacsi u dirayaa Dawlad iyo Shacbiga Jabuuti

La-taliayaha Madaxweynha ee Dhaqaalaha, Ganacsiga iyo Maal-gashiga
Mudane Axmed Carwo waxuu tacsi u dirayaa isagoo la qaybsanaaya
murugada iyo tiiraanyada:
Dawlada Djabouti iyo shacbigeeda gaar ahaana Baarlamaanka dalka
Jabouti iyo Madaxwa ynaha dalka Djabouti Md, Ismaaciil Cumar Geele,
isagoo ka tacsiyaynaya geerida ku timi Gudoomiyihii Baarlamaanka
Jabouti marxuum Idiris Arnoud Ali.
Wuxuu Alle uga baryayaa inuu marxuumka janadii fardawsa ka waraabiyo.,
ehel, tafiir, qaraabo, asxaab, dawlad iyo shacbi weynaha Jabuutina
waafajiyo duco iyo samir.,
Inaa Lilaa Wa inaa Illeyhi raajacuun.
http://samotalis.blogspot.com/
|