18 MAY 2009,LONDON, &
HADRAAWI SCHOOL-PROGRAMME ,BY:FANAANADA,
MARYAN
MURSAL CIISE

marka ugu horeysa waxaan salan
xushmad & qadarini ku dheehantahey ku salaama dhamaan shaqaalaha
websetyada gaar ahan ,maamulka shabakada ,,salan tas mid lamidana
waxan ku salamaya dhaman akhristayasha sharafta & qiimaha badan ,,
fanaanada caanka ee soomaliyeed <maryan mursal ciise >maraan maanta
la hadley anigoo ah ,mr gaboye ,kulana xiriirey tell, foonkeda
gaarka ah iyadoo joogta london uk ,kana wareysanayey warar la ii
sheegey iney ,fanaaniinta soomaalieed oo ay hormood ka tahey maryan
mursal ,barnamij faneed ay uqabanayan ,xuska 18,may ee jsld laguna
qabanayo london,barnamijkaas oo ay ugu talo galeen iney ,shcool,ugu
dhisayaan danyarta & agoonta beesha gabooye magaalada hargeysa gaar
ahaan xaafada daami , somaliland ,inuu barnaamijkasi jiro waxeyna
hadalkeda ku bilowdey sidan ,
fananada ,maryan mursal ciise bootaan ,waxey tiri haa walal wuu
jiraa , waxaan sameyneynaa bandhig faneed hersare ah oo aanu ugu
talo galney aniga & fanaaniinta walaalaheyga soomaaliyeed ,,dabaaldaga
xuska sanad guurada ,19, ee <18 ,may 2009> ee jsld ,laguna
qaban doono ,magaaladan london uk, xuskaas oo aanu ugu talo galney ,bandhigfaneedkas
,fanka & qarashka ka soo baxa inaanu ku caawino kuna dhisno ,school
hoose dhexe ah ,,uguna magac darno ,fanaanad weyn ,oo ka mida
fanaaniinta haweenka soomaaliyeed ,
fananada maryan mursal ciise iyadoo hadalkeeda siiwadatey waxay tiri
,aniga & fanaaniinta soomaliyeed ee bandhigfaneedkan wada & maamulka
xuska ,18 ,may ,2009,waanu ka wada hadalney go,aana waanu ku gaarney
inaanu ,fanka & qarashkaba sanadkan ugu deeqno ,agoonta & danyarta
beesha gabooye ee reer hargeysa uguna dhisno ,schoolkas ,xaafada
daami, ee hargeysa si aanu kor ugu qaadno waxbarashada danyarta &
agoonta reer daami , & agoonta & danyarta kale ee la dagan xaafada
daami ,
markii ay fanaanada ,maryan mursal ciise ,ariintaas ii xaqiiijisey ,ayaa
waxan ka codsadey anigoo ah ,mr gaboye ,iney ,schoolkaas ugu magac
daraan ,abwaanka weyn ee soomaaliyeed ,,maxamed ibraahim warsame
hadraawi,loona bixiyo , <HADRAAWI ELEMENTARY SCHOOL><dugsiga hoose
dhaxe ee hadraawi >waaney iga aqbashey fanaanadu codsigeyga ,
waxeyna ii sheegtey isla sanadkan in la dhisi dono schoolkaas haddii
alleh idmo,waxeyna u mahadnaqdey sida wanaagsan ee ay fanaaniinta
soomaaliyeed ee la qabaneysa bandhig fanedkan ,xuska dabaaldaga ,,18
,may 2009,jsld ,sida wanaagsan ee ay ugu tix galiyen codsigeeda ,
dhanka kale waxey fariin baraarujina ku buurineysaa dhaman ,waalidiinta
& hormoodka beesha gabooye ee jsld iney ubadkooda kula dadaalaan
siddii ay wax u barilahaayeen uguna darilahayeen schoolada ,ugu
danbeytii waxey tiri waxaan uwada rajeynaya ,umada reer somaliland &
soomaliya guul &
hadaba ,anigoo ah mr gabooye waxaan ogeysiinya inaan wado barnaamij
wax loogu qabanayo agoonta & danyarta beesha gabooye mashruucaas oo
ah mid ku saleysan horumariinta beesha & siddii loogu dhisi lahaa ,shanta
gobal ee jsld xarumo waxbarasho anigoo ukala qiimeynaya sidey u kala
baahi badanyihiin ,waxaanan wax qabadka koowaad xooga sarayaa siddii
aan <shcool , uga dhisilaheyn ,gabolka togdheer ,magaalada burco
XAAFADA AY KA DAGANYIHIIN ,BEESHA GABOOYE AHBA , ,shcoolkaas oo aan
ugu magacdarey ,abwaanka weyn ee <yusuf cismaan muumin , fusuf
shaacir loona bixin doono < YUSUF SHAACIR ELEMENTARY SChOOL> insha
alah,
anigoo mashruucan la kaashanaya ururada ajanabiga & kuwa
organizationka ee ay leehyihiin ,muwaadiniinta reer somaliland ,&
muwaadiniinta somaliyed, ee ka furan yurub & w/amricaba ,isla hadana
qaarkood aan u gudbiyey codsigeyga mashruucan ,iina muujiyey
kalsooni & wax qabad wanaagsan iney wixii ay igala qabankaraan
barnaamijkan horumariinta beesha igala qabanayaan ,
waxaan kaloon codsi weyn usoo gudbinaya dhamaan ururada
organizationka & jaaliyadaha qurba joogta ,yurub & w/america
muwaadiniinta reer somaliland & walaalaheyga soomaliyeed iney
ariintan wax igala qabtan & dhaman shirkadaha ganacsiga ee ka jira
dalka & dibadaba ,siddii ay ii la hirgalinlahaayeen ,,dhismaha
xarumahan waxbarasho , waxaanan idiinka wada rajeynaya ineydun ,codsigeygan
si bini aadanimo & islaanimaba ilahey dartiisa & mid walaltinimo
aydun iigu tixgaliin doontan waxna iila qaban doontaan insha laah,
dhamaanteena ilahey ha inaga wada dhigo walalihii is gargaara ee is
gacan qabta wixii kheyrlehna u wada tartama ,xaqana ilaahey ha
inawada garansiiyo ,aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin,
intaas ka diib walalayal waxaanad igala soo xiriiri kartaan
eamiladeydan ee hoos ku qoraan oo ah si aan idiin siiyo wixii
faahfaahin dheerada ,
BARKHAD XAAJI CABDI ,MR GABOYE
email:abokoriye1@hotmail.com
email.mrgaboye@hotmail.com
ontario canada
|