xuska dabaaldaga ,18 may 2009,london uk bandhigfaneedka fananaiinta somaliyeed & fananadii, maryan mursal ciise

 


marka ugu horeysa waxaan salan xushmad & qadarini ku dheehantahey ku salaama dhamaan shaqaalaha websetyada gaar ahan ,maamulka shabakada ,,salan tas mid lamidana waxan ku salamaya dhaman akhristayasha sharafta & qiimaha badan ,,

fanaanada caanka ee soomaliyeed <maryan mursal ciise >maraan maanta la hadley anigoo ah ,mr gaboye ,kulana xiriirey tell, foonkeda gaarka ah iyadoo joogta london uk ,kana wareysanayey warar la ii sheegey iney ,fanaaniinta soomaalieed oo ay hormood ka tahey maryan mursal ,barnamij faneed ay uqabanayan ,xuska 18,may ee jsld laguna qabanayo london,barnamijkaas oo ay ugu talo galeen iney ,shcool,ugu dhisayaan danyarta & agoonta beesha gabooye magaalada hargeysa gaar ahaan xaafada daami , somaliland ,inuu barnaamijkasi jiro waxeyna hadalkeda ku bilowdey sidan ,


fananada ,maryan mursal ciise bootaan ,waxey tiri haa walal wuu jiraa , waxaan sameyneynaa bandhig faneed hersare ah oo aanu ugu talo galney aniga & fanaaniinta walaalaheyga soomaaliyeed ,,dabaaldaga xuska sanad guurada ,19, ee <18 ,may 2009> ee jsld ,laguna qaban doono ,magaaladan london uk, xuskaas oo aanu ugu talo galney ,bandhigfaneedkas ,fanka & qarashka ka soo baxa inaanu ku caawino kuna dhisno ,school hoose dhexe ah ,,uguna magac darno ,fanaanad weyn ,oo ka mida fanaaniinta haweenka soomaaliyeed ,

fananada maryan mursal ciise iyadoo hadalkeeda siiwadatey waxay tiri ,aniga & fanaaniinta soomaliyeed ee bandhigfaneedkan wada & maamulka xuska ,18 ,may ,2009,waanu ka wada hadalney go,aana waanu ku gaarney inaanu ,fanka & qarashkaba sanadkan ugu deeqno ,agoonta & danyarta beesha gabooye ee reer hargeysa uguna dhisno ,schoolkas ,xaafada daami, ee hargeysa si aanu kor ugu qaadno waxbarashada danyarta & agoonta reer daami , & agoonta & danyarta kale ee la dagan xaafada daami ,

markii ay fanaanada ,maryan mursal ciise ,ariintaas ii xaqiiijisey ,ayaa waxan ka codsadey anigoo ah ,mr gaboye ,iney ,schoolkaas ugu magac daraan ,abwaanka weyn ee soomaaliyeed ,,maxamed ibraahim warsame hadraawi,loona bixiyo , <HADRAAWI ELEMENTARY SCHOOL><dugsiga hoose dhaxe ee hadraawi >waaney iga aqbashey fanaanadu codsigeyga ,
waxeyna ii sheegtey isla sanadkan in la dhisi dono schoolkaas haddii alleh idmo,waxeyna u mahadnaqdey sida wanaagsan ee ay fanaaniinta soomaaliyeed ee la qabaneysa bandhig fanedkan ,xuska dabaaldaga ,,18 ,may 2009,jsld ,sida wanaagsan ee ay ugu tix galiyen codsigeeda ,
dhanka kale waxey fariin baraarujina ku buurineysaa dhaman ,waalidiinta & hormoodka beesha gabooye ee jsld iney ubadkooda kula dadaalaan siddii ay wax u barilahaayeen uguna darilahayeen schoolada ,ugu danbeytii waxey tiri waxaan uwada rajeynaya ,umada reer somaliland & soomaliya guul &

hadaba ,anigoo ah mr gabooye waxaan ogeysiinya inaan wado barnaamij wax loogu qabanayo agoonta & danyarta beesha gabooye mashruucaas oo ah mid ku saleysan horumariinta beesha & siddii loogu dhisi lahaa ,shanta gobal ee jsld xarumo waxbarasho anigoo ukala qiimeynaya sidey u kala baahi badanyihiin ,waxaanan wax qabadka koowaad xooga sarayaa siddii aan <shcool , uga dhisilaheyn ,gabolka togdheer ,magaalada burco XAAFADA AY KA DAGANYIHIIN ,BEESHA GABOOYE AHBA , ,shcoolkaas oo aan ugu magacdarey ,abwaanka weyn ee <yusuf cismaan muumin , fusuf shaacir loona bixin doono < YUSUF SHAACIR ELEMENTARY SHCOOL> insha alah,
anigoo mashruucan la kaashanaya ururada ajanabiga & kuwa organizationka ee ay leehyihiin ,muwaadiniinta reer somaliland ,& muwaadiniinta somaliyed, ee ka furan yurub & w/amricaba ,isla hadana qaarkood aan u gudbiyey codsigeyga mashruucan ,iina muujiyey kalsooni & wax qabad wanaagsan iney wixii ay igala qabankaraan barnaamijkan horumariinta beesha igala qabanayaan ,

waxaan kaloon codsi weyn usoo gudbinaya dhamaan ururada organizationka & jaaliyadaha qurba joogta ,yurub & w/america muwaadiniinta reer somaliland & walaalaheyga soomaliyeed iney ariintan wax igala qabtan & dhaman shirkadaha ganacsiga ee ka jira dalka & dibadaba ,siddii ay ii la hirgalinlahaayeen ,,dhismaha xarumahan waxbarasho , waxaanan idiinka wada rajeynaya ineydun ,codsigeygan si bini aadanimo & islaanimaba ilahey dartiisa & mid walaltinimo aydun iigu tixgaliin doontan waxna iila qaban doontaan insha laah, dhamaanteena ilahey ha inaga wada dhigo walalihii is gargaara ee is gacan qabta wixii kheyrlehna u wada tartama ,xaqana ilaahey ha inawada garansiiyo ,aamiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiiin,

intaas ka diib walalayal waxaanad igala soo xiriiri kartaan eamiladeydan ee hoos ku qoraan oo ah si aan idiin siiyo wixii faahfaahin dheerada ,

 

 



qore (BARKHAD XAAJI CABDI ,MR GABOYE>

email:abokoriye1@hotmail.com
email.mrgaboye@hotmail.com

ontario canada