Ku:Dhammaan Jaaliyada Reer Somaliland Holland
Og: Wasiirka Arimaha Debada J/Somaliland Hargeysa
Og:Madax-tooyada J/Somaliland -Hargeysa

Ujeedo: Xuska dabaal-dega 18 may 2015

Mudanayaal iyo Marwyooin sida aad la socotaan waxa fooda inagu soo haysa Maalintii inagu qaaliga
ahayd ee aynu la soo noqonay Madax-banaanideen, Maalintaasi oo inagadan inaynu ku xusno far-xad
iyo damaashaad. Sidaas darteed, ururka NOMAD Holland oo weligiiba inoogu xil-saarna qab-qaabada
Xaflada 18 May ayaa sannadkan inoo soo diyaariyey meeshii lagu qaban laha xafladaasi.
Waan sida hoos ku qoran:-

Grebbeberlaan 3- 13
3527VX Utreccht
Maalinta 16-052015 Saacaduna laga bilaabo.18:00 ama 6:00 Galabnimo.
Flayrka iyo Magaca fanaaniinta dib ayaan ka soo dhajin doona.

Waxaa kale oo uu Ururka ka Nomand ka codsanayaa Jaaliyada reer Somaliland Holland cidii haysa gabay, Geeraar, Ciyaar somali
iyo wiix kale ee ku saabsan hidaha iyo dhanqan inaad loogu baahan-yahay lana soo xidhiidhaan Telefoonka hoos ku oran:-

Mahadsanidin

Abdirahman Bare
Gudoomiyaha URURKA NOMAND
0684941903