Xuseen Maxamed Axmed ( Xuseen Bisad ),oo ah ninka labaad ee dunida ugu dheer,kana soo jeeda Somaliland,oo meherkiisu ka dhacay Hotel Crown Ee magaalada Hargeisa