WAR-SAXAAFADEED
Jamahuuriyadda Somaliland werwer badan ayey ka qabtaa waxaa ka
socdda dalka Yem an, il dheer baanu ku haynaa, beesha caalamkana
waxaan ugu baaqaynaa in la ys ku dayo in xal loo helo dagaalkaas
socda.
Xulafada dagaalka ku jirta ee Sucuudigu hogaaminayaa ma isticimaali
karaan Hawad a, Bada, iyo Garoomada Qaranka Somaliland ilaa ogolaasho
rasmi soo waydiistaan X ukuumadda Somaliland.
Inkastoo mawqifkayga siyaasadeed uu cad yahay, hadana ma isticimaali
karaan ang oo aan u ogolaan, waanu uga digaynaa in ay iscimaalaan,
fariin cod dheerna waxaa nu leenahay wixii cawaaqib xumo ka timaada
arintaasi hadii ay dhacdo iyagaa ka mas uula. u raacimayno
masuuliyadeeda Muqdisho Dawladda Soomaaliya,
Dawlada Soomaaliya wixii ay hayso ee ay maamusho cid haka marti
soorto, wax aan ay haynin ninka yidhaa cid ayaan ka marti soorayaa
dee maaha aragti sax ah, waxay carabtu ku maah-maahdaa ninkaan waxba
hayni waxba ma bixiyo.
Garoomada Somaliland, Hawadeeda iyo Badeeda in lagaga duulo kooxaha
Xuutiyiinta ee Yeman ogolaashaheeda Dawladda Muqdisho ma bixin karto.
ALLAA MAHAD LEH.
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Gaadiidka Cirka JSL
Md. Maxamuud Xaashi Cabdi.
|