Xukuumadda Somaliland Oo Baahisay Magacyadda Sagaal Qof Oo Aanay Midkoodna Gacanta Ku Hayn Oo Ku Eedaysan Inay Ka Dambeeyeen Dilkii Foosha Xumaa ee Deegaanka Seemaal.

 

Wasiirka Arrimaha Gudaha
Mudane Maxamed Nuur Caraale (Duur)

 

Hargeysa,4 Dec 2012 (TNN)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Md Maxamed Nuur Cara ale(Duur), iyo labada Taliye Ciidan ee Booliska iyo Qaranka Maxamed Saqadhi Dubad iyo Maxamed Xas an C/laahi(Jidhif), ayaa shalay Gabiley daboolka kaga qaadey Magacyada Sagaal qof oo ay ku eedeyna yaan Xukuumad ahaan in loo tuhun san yahay dilkii ka dhacay Tuulada Seem aal ee Lagu dilay Sadex Q of .


Magacyada Wasiirka Arimaha Guduhu yeedhiyay waxaa ka mid ah :

 


1- Cawar Xareed
2- Cismaan Cali Ducaale (Dagle)
3-Jimcaale Yabaal Xirsi
4- Shucayb Cismaan Xirsi (Go’aaye)
5-Af-yuub Aaden Dagaal-fadhi
6-Yaasiin Axmed Nuur (Quful)
7- Cabdi Cumar Cismaan  
8- Maqas Maxamuud Maal
9- Mukhtaar Xuseen (Ganey)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

Timacade News Desk