WAR-SAXAAFADEED

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo
waxa digre eto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/SHGW/081-2818/102014
,
Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Jamhuuriyada Somaliland ugu
gudbiyey Xubintii todoba ad ee Xisbiga Waddani soo bedelay.
Ku: Shir-guddoonka Golaha Wakiillada JSL
Ujeedo: Soo Gudbin Xubintii Ka Dhinnayd Guddida Cusub ee
Doorashooyinka Qaranka
Mudanayaal,
Waxaan si sharaf iyo qadarin mudan halkan magaciisa iyo CV-giisa
idiinku soo gudbinayaa Mudane, Cabdiraxmaan Cismaan Aadan (Sagal) oo
ah Xubinta Xisbiga WADDANI u soo xul ay Guddida Doorashooyinka
Qaranka si aad uga gudataan waajibaadkiinna Dastuuriga ah.
ALLAA MAHAD LEH
Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska)
Xoghayaha Gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.
|