WAR-SAXAAFADEED
Ujeedo:Magacaabis Guddi Qabanqaabo
Mudanayaal sida aad la socotaan waxa la qaban doonaa 1/6/2014ka
Shirweynihii Sadexaad ee Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye,hadaba si
howshaasi si habsami ah ugu qabsoonto waxa la idiin Magacaabay
Guddida Qabanqaabada Shirweynaha Gol aha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye.
1-Xildhibaan Cabdiraxmaan Cismaan Caalin
2-Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe
3-Xildhibaan Cabdilaahi Xuseen(Balaaki)
4-Axmed Cali Maxamuud
5-Mustafe Faarax Abraar
6-Cabdi Siciid Faahiye
7-Maxamuud Axmed Saalax
Allaa Mahad Leh
Xasan Siciid Yuusuf
Xoghayaha Guud ee Xisbiga Kulmiye”.
|