JAMHUURIYADA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND

Xisbiga WADDANI Somaliland National party



 



Ref/XIS/WAD/XDH/191/ 015 Date, 01/31/ 2015



Ku: Md.Siciid Muuse Cabdi (Bustaale ) =Hargeysa=

Ku: Md. Maxamed Axmed Cabdiraxmaan =Hargeysa=

Ku: Md. Mawliid Muuse Dacar =Hargeysa=

Ku: Md. Khadar Jamaal Maxamed =Hargeysa=

Ku: Mahad Xaaji Faarax Axmed =Hargeysa=

Ku: Cabdishakuur Xuseen Cabdi =Hargeysa=

Og: Xoghayha Guud Ee Xisbiga WADDANI =Hargeysa=

Og: Guddda Fulinta Xisbiga WADDANI =Hargeysa=



Ujeeddo: Magacaabis Xilal



Markaan Darsay: Qod 28 Xisbiga WADDANI



Markaan Arkay: Baahida loo qabo In la buuxiyo Xilaalka Xisbiga ee

Gobolka Maroodijeex

Markaan la Tashaday: Hogaanka Xisbiga



Waxaan Maanta oo taariikhdu tahay 31/01/2015 markaan tixgelinay soo jeedinta Guddidi uu magacaabay Gudoomiyuhu taas oo tixraaceedu ahaa Ref/XIS/WAD/XDH/1178/ 014 ee Dec.12/2014

Waxaa Hoggaanka Xisbigu u magacaabay Xubnaha hoos ku xusan in ay noqdaan Guddida Gobolka Maroodijeex.

Xubnaha Guddida
No Magac Xil
1 Siciid Muuse Cabdi (Bustaale ) Gudoomiye Gobolka
2 Maxamed Axmed Cabdiraxmaan Gudoomiye ku Xigeenka 1aad
3 Mawliid Muuse Dacar Gudoomiye ku Xigeenka 2aad
4 Khadar Jamaal Maxamed Gudoomiye ku Xigeenka 3aad
5 Mahad Xaaji Faarax Axmed Xoghayaha Gobolka
6 Cabdishakuur Xuseen Cabdi Khasnajiga Gobolka

Waxaan ilaahay ka baryeynaa in ay ku soo biirin doonaan xisbiga WADDANI fikirado wax ku ool ah iyo in ay ku soo kordhin doonaan waayo aragnimadooda iyo khibradoodaba ay u leeyihiin la dhaqanka dhaliinyarada Gobolka Gebiley ee Xisbiga WADDANI ay gaadhsiin doonan horumar.



Alla Mahad Leh

Md. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro)

Gudoomiyaha Xisbiga WADDANI