XISBIGA UCID OO XAFIIS MAANTA KA FURTAY SUUQA GANACSI EE UGU WEYN SOMALILAND EE WAAHEEN HARGEYSA IYO WEEDHIHII MUSHARAX FAYSAL
 


Hargeysa (TNN)-Gudoomiyaha ahana Musharaxa Madaxweynanimo ee Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Faarx ayaa maanta xadhiga ka jaray xafiis Cusub oo laga furay Suuqa Ganacsi ee  Somalila nd ugu weyn ee Waaheen ee magaalada Hargeysa xafiiskan oo ay maalgalintiisa lahaayeen ganacsatada suuqa Waaheen .


Gudoomiyaha waxaa ku wahelinayey furitaanka Xafiiska Suuqa Ganacasi ee Waaheen gudoom iye ku xigeenka koobaad Md Aadam Mire Waqaf, Gudoomiye ku xigeenka Labaad Md  Fagfagaa shXoghayaha xidhidhka bulshada C/nasir iyo xoghayaha Maamulka iyo Qorshaynta Maxamed Xasan Dirir iyo madax kale oo fara badan oo xisbiga ah.

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ku tilmaamay mar uu lahadalayay taageerayaasah xisbiga ee Suuqa Waaheen in Xukuumada maanta talada haysaa ay tahay mid Fadhiid ah, waxa kale oo uu sheegay in Xilka ay shacabka Somaliland ay u haysay ay la dheeliday oo aan lagu sii Aamini Karin in ay sii waddo Talada dalka Somaliland.

Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa ku tilmaamay mar uu lahadalayay taageerayaasah xisbiga ee Suuqa Waaheen in Xukuumada maanta talada haysaa ay tahay mid Fadhiid ah, waxa kale oo uu sheegay in Xilka ay shacabka Somaliland ay u haysay ay la dheeliday oo aan lagu sii Aamini Karin in ay sii waddo Talada dalka Somaliland.

Eng Faysal mar uu la hadalayay Dadweynaha reer Hargeysa waxa uu yidhi “walaalayaal  waxa an ahay Musharax u sharaxan Jagad Madaxweyninimada waxaan ka soo jeeda Gobolka  Harge ysa markaa walaalayaal ii doorta oo ii codeey, waxaan kale oo aan idiin soo jeedinayaa in aad Muujisaan Tageeradiina Malinta uu Xisbiga Ucid Ololaha uu leeyahay oo Ah Malinta Sabtida  ma rkaa waa in aad soo xidhaan Maheradihiina Ganacsiga oo aad tustaan Musharixiinta kale ee ila tartamaya in Aan Reer Hargeysa ahay ” .

Eng Faysal mar uu la hadalayay Dadweynaha reer Hargeysa waxa uu yidhi “walaalayaal  wax aan ahay Musharax u sharaxan Jagad Madaxweyninimada waxaan ka soo jeeda Gobolka  Har geysa markaa walaalayaal ii doorta oo ii codeey, waxaan kale oo aan idiin soo jeedinayaa in aad Muujisaan Tageeradiina Malinta uu Xisbiga Ucid Ololaha uu leeyahay oo Ah Malinta Sabtida markaa waa in aad soo xidhaan Maheradihiina Ganacsiga oo aad tustaan Musharixiinta kale ee ila tartamaya in Aan Reer Hargeysa ahay ” .

Source:  Toggaherer