WAR-SAXAAFADEED
 




Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu dhaqan-geliyey xeer madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-1794/062013Xee rkaasi oo ah (Statistics Law).

Madaxweynuhu:-

Markuu Arkay:Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;

Markuu Arkay:Go’aanka Golaha Wakiillada JSL, go’aan Lr. GW/G/KF-21/593/2013 ee ku taariikhaysan 28/05/2013 ee ay ku ansixiyeen Xeerka Istaatistikada (Statistics Law) Xeer Lr. 60/2013.

Wuxuu Soo Saaray Dhaqan-galka Xeerka Istaatistikada (Statistics Law) Xeer Lr. 60/2013 ee Jamhuuriyadda Somaliland.”

 

 

 

Afhayeenka Madaxtooyadda Mudane

Axmed Saleebaan Dhuxul