XASUUQII XEEBTA JASIIRA YAA GAYSTAY?

 

 


Xasuuqii jasiira:-

july 1989 amar kasoo baxay madaxdii taliska kacaanka siyaad bare waxa uu u dhignaa sidan hoos ku qoran. [ in dhamaan dadka u dhashay gobalada waqooyi ee hada loo yaqaan soomali land si arxan daro ah loo xasuuqo hantidoona la dhaco].

Aamarkaasi markuu kasoo baxay siyaad bare iyo golahiisii kacaanka waxa la bilaabay DILKA dadka ree waqooyiga.xaafada hodan iyo madiina ee magaalada XAMAR aya si wayn waxa u dhex qaaday askarta duubcasta iyo ciidamada milatariga ee loogu talo galay inay dalka difaac an ayaa kusoo guryo noqday shacabkii iyo maatadii

Isla markiiba 23 nin oo beesha HABAR-AWAL ka tirsan ayaa ayaa dhagta dhiiga loo daray kuw aas oo ahaa ragii lagu xasuuqay xeebta jasiira. hal nin kama bixin 23 nin oo ku jiay wadar kale oo lagu xasuuqay xeebta jasiira waa kuwan 23 ka tirsanaa beesha habar awal ee ka mid ahaa kuwii lagu xasuuqay xeebta al jasiira ilaaahay AHN magacyadii shahadadu waakuwan.


HABAR AWAL

1.Ali Mohamed Abdi - Student
2.Abdi Mohamed Abdi - Technician
3.Ahmed Yassin Omar Jama - Businessman
4.Mohamed Abdi Hassan - Businessman
5.Ibrahim Hassan Ege - Technician
6.Abdi Muhumed Daud - Businessman
7.Jama Mohamed Abdi - Trader
8.Ahmed Hassan Elmi(Dheereeye) - Sportsman
9.Rashid Mohamed Osman
10.Mohamed-Bashe Abdillahi Hebaan - Trader
11.Abdirahman Ahmed Dhimbil - Civil servent
12.Hussein Muhumed Farah - Civil servent
13.Abdirahman Mohamed Osman(beledi) - Trader
14.Abdirizaq Aydiid Mohamed - Student
15.Hussein Osman Jama - Student
16.Khadar Mohamed Ahmed - Student
17.Bihi Ibrahim Ahmed - Student
18.Hassan Nur Hersi - Student
19.Abokor Mohamed Yousuf - Trader
20.Hassan Guure Abdi - Trader
21.Khadar nuur Jama - Trader
22.Ahmed Yusuf Ibrahim - Trader
23.Mohamed Osman Jama - Trader

Waxa bilaabay amaro kale oo kasoo baxay MASLAX MAXAMED SIYAAD BARE oo ahaa wiil uu dhalay siyaad bare ahaana wasiirka gaashaan dhiga dawladii kacaanka waxaan dawladii  kaca a nku xoojisay xasuuqa beelaha kasoo jeeda Somaliland oo markaa loo yaqaanay gobalada wa qooyi isla markiiba waxa gacanta lagu dhigay dad badan ookale 14 ka tirsan beesha habaryo onis ayaa gacanta lagu dhigay kuwaas oo lagu daray dadkii sida arxan darada loogu xasuuqay
xeebta jasiira.


14 shahiid ee ka tirsanaa beesha habar yoonis waakuwan hoos ku qorn AHN


BEESHA HABAR- YOONIS

1.Ibrahim Hasan Gelle - US-OMC-somalia
2.Ibrahim H. Abdillahi Dirie - Besinessman
3. Mohamed Ismail Ahmed - BUSINESSMAN
4.Yusuf Mohame Handulle - USAID
5.Abiwahab Farah Ahmed - Student
6.Mohamed Mohamud Abdi - Businessman
7.Hassan Aw Nur Barud - Businessman
8.Abdi Osman Dubad - Trader
9.Mohamed Musa Mohamed - Trader
10.Mohamoud Bacadle - Civil servent
11.Daud SH. Ibrahim
12.Farah Ismail Awale - Student
13.Dahir Mohamed Jama Warfaa - Trader
14.Dayib Abdi Burale - Trader

Ma joogsan xasuuqii shacabka reer waqooyiga lagu hayay waxaana taliskii siyaad bare ku shi ray vila Somalia waxaana si deg deg loogu amray saraakiisha ciidanka nabad sugida in la xooj iyo xasuuqa lagu hayo beelaha isaaqa ee ka yimi soomaliland isla markiiba waxa si toosa loo ab aaray beelaha CIIDAGALE, ARAB, IYO HABAR JECLO waxa gacanta lagu dhigay 7 ka tirsan bees ha habar jeclo, sadex 3 ka tirsan beesha arab iyo 7 ka tirsan beesha BOQAORNIMADA saldan ada soomaliland haysa ee loo yaqaan CIIDAGALE Dhamaantood dadkaa la qabty ayaa si arxan daro ah laguu xasuuqay xeebta jasiira isklu darka 17 shahiid oo la dilay AHN waa kuwan maga cyadoodu.

ARAB


1.hassan Abdi Muhumed - Businessman.
2.Matan Abdi Habashi - Student
3.Fuad Abdillahi Ibrahim shicib

GARXAJIS (Ciidagale)

1.Husein Omar Husein - Trader
2.Saeed Mohamed Mumin - Ass.pro.Lafole S.N.U
3.Musa Abdi Gaas - Businessman
4.Abdi Barre Osman - Graduate.
5.Barre Osman Abdi - Trader
6.Ali Aw-Muhumed Mohamed (burale) - Trader
7.Yusuf Abdillahi Roble - Graduate Dr.

HABAR JECLO

1.Hussein Ali Aden - Businessman
2.Saeed Nur Musa - Businesman
3.Abdirahman Mohamed Bihi - Businessman
4.Abdifatah Ahmed Jiir - Student
5.Ali Mohamed Dirie - C.Serv
6.Jama Aden (barosin) - Civil servent
7.Hussein Kheyre Abdi - shicib

isla habeenka ayaa waxa sii xoogaystay xasuuqa askartu ku hayaan shacbiga reer waqooyiga
waxaanay qabteen laba nin oo kale inta lagaranaayo oo ayaguna ku shahiiday xeebta Jasiira
kana mid ahaa dadki sida naxariistarada loo laayay.
waakuwan labada shahiid magacyadoodu ilaahay ha u naxariistee


GADABUURSI

1.Warsame Dugsiye Reydal - Trader

MADIGAN

1.Muhumed Abdillahi Warsame - Trader

Dadka lagu xasuuqay magaalada muqdisho iyo guud ahaan koofurta soomaliya ayaa ilaa imika aan la garanayn inta tiradoodu leegtahay. waxase wararku xaqiijinayaan in dad badani ku naf waayeen xasuuqii askartii taliska siyaad bare ku ugaadhsanaysay dadka degaan ahaan kasoo jeeda Somaliland gaar ahaan beesha isaaqa.

Floadlan hadaad garanayso magacyadan nalasoo xidhiidh emailka dheen2011@hotmail.co.uk
ama aad wax xogagaala ka hayso xasuuqa k dhacay jasiira. ama aad tahay qraabadii iyo ehelkii ragan la xasuuqay ee ku shahiiday xasuuqa.





siciid cabdi dheen

dheen2011@hotmail.co.uk
London uk