Xaflda 18 may ee sannadkan 2016 dalka Holland

 


Ururka Nomad oo dhigihiisii iyo ud-bihiis wata oo aan waxba dhulka ka oolin oo si weyn a ugu soo diyaar garoobay Xaflda 18 may ee sannadkan 2016, ayaa halkan baaq u dir ya dhammaan Jaaliyada reer Somaliland ee wadanka Holland in loo diyaar garoobo, we yneynta iyo ka soo qay-gablka xafladda 18 May , oo dhici doonta hadii allaha awooda le yihdaahdo sabtida fooda inagu soo haysa ee bishu tahay 21-05-2016, laga bilaabom 16:00 ilaa 3:00.

Cinwaanku wa sidan:-Grebbeberglaan 3-13
3527VX Utrecht.

 



Sidaas iyo k soo qayb gal wanaagsan,
Nomad -Hollnad.