Xafladii Dalka Holland 16 december 2017 magalada Zaan dam,ee soo dhaweynta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka la doortay 13 Nov. 2017


 


 

 

 

 



Holland (TNN) :-Waxaa lagu qabtay bishu markay ahayd 16 december 2017 Waddanka Holland ma gaalada Zaandam, xaflad si wanaagsan loo soo abaabulay oo lagu soo dhawaynayo Mad ax wayne Muse Biixi Cabdi iyo Cabdiraxmaan Cabdillahi Ismaciil Saylici. Xafladdaa Waxaa ka so o qayb galay dadwayne fara badan oo iskaga yimid Holland iyo Belgie.

Xafladdan Waxaa soo qaban qaabiyey Ururka Hablaha Hoodaale Holland,Ururka East Africa dev elo pment Holland iyo Stichting Nomad Holland.

Haddaanu nahay Dadwaynaha reer Somaliland ee ku nool Holland waxaan dawladda Cusub o o uu hogaamiyaha ka yahay madaxwayne Muse Biixi Cabdi iyo ku xigeenkiisa C/raxman Cabdillahi Isma ciil Saylici in uu xilkaa loo doortay illahay u fududeeyo. Jamhuuriyadda barakaysan ee Som aliland waxaan u rajaynaynaa barwaaqo , nabad iyo midnimo waarta.
 

 


Somaliland guul iyo gobanimo.