Xafladdii 18 May,oo si heer sare ah loogu qabtay
wadanka Holland



Holland (TNN)-Xafladii 18 May oo si heersare ay u so agaasimeen Ururuka NOMAD ayaa lagu qabt ay wadanka Holland ,magaalda Utrecht, Taariikh 19-05-2012.Waxaal halkasi lagu soo bandhigay ama laga akhriyey Tarriikhhdii halgenkii qadhaadhaa oo ay naftood hurashu u soo mareen xoray nta dalka iyo sdii ay u soo celiyeen karaamadii umada reer somaliland.


Waxaa isna halkaasi gabay wadani ay akhriyey Ab-waanka weyn ee ZUWEYS. Waxaa kale oo lagu soo badhgay ciyaarihii hidaha iyo dhaqanka. isku so wada duub, waxay ahayd xaflad dad kii ka so o qayb galay ay aad uga heleen, Waxaa iyagauna lama ilaawaan ah fanaaniitii wacda raha halka asi ka muujiey.
 

 


TNN Holland