Xaflada Soo Dhaweynta ee Wefti Uu Hogaaminayo Gudo omiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Murrashaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye

 



Birmingham : Waxaa la Ogeysiinayaa dhammaan Taageerayaasha Xisbiga KULMIYE Iyo Jaa liyaddda Somaliland ee ku nool Cariga Ingriiska (UK) in la qabandoono Xaflad lagu soo dhaw eynaayo Wefti Uu Hogaaminaayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna Musharaxa Jagada Madaxweynaha Xisbiga Kulmiye Md. Muuse Biixi Cabdi. Habeenka Arbacada ee Bishu tahay 05/10/2016 Saacada 17:30 pm ilaa 23:00 pm caweysnimo.

Haddaba Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye iyo Jaaliyada Somaliland ee Wadanka Ingriiska w axaa lagu war-gelinaya in ay ka soo qayb galaan xafladaasi soo dhaweynta eeWeftiga Uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ahna murrashaxa jagada Madaxweynaha Kulm iye Md. Muuse Biixi wakhtigana Dhowraan.

Goobtu waa:- Cinwaanka Hoos ku Qoran.



45-47 Golden Hillock Road Small Heath Birmingham B10 0JU- UK

Xaafada: Small Heath Magaalada Birmingham.

Wixii Faahfaahin Ah Kala Xidhiidh Guddida qaban Qaabada.

1) Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Birmingham.

Maxamed Xirsi Dudu Tel: 07592233443

2) Gud. Ku-Xigeenka Kulmiye Birmingham
Fariid Diiriye Nuur.

Mobile 07878227321

Balanteenu waa in wakhtiga la dhowro.
 

 


Adan Yusuf Elmi

B,ham/Uk