Xaflada Qaranka iyo Xiisaha Habeenka Kassel Germany oo Noqon doono Mid Maankaaga kusoo Noqnoqda ha Moogaan Muwaadin habeenka 15-05-2015

 


Munaasabada Xuska Maalinta Aasaasaaka Qaranimada Somaliland ayaa Si Wayn loogu Xusi Doonaa Magaalada Kassel ee Dalka Germany Taasi oo Waxgaradka Muwaadiniin Re er Somaliland oo isxilqaamay kuusoo Abaabuleen isla markaana ay maal galin doonto Shir kad Jarmal ah oo uu leeyahay Ganacsade Taageera Qadiyada Somaliland.
Munaasabada Sanadka oo ka Duwan kuwii hore ayaa lagu Bandhigi doonoo Ciyaaraha hi ddaha iyo dhaqanka taasi oo ay Daawan doonan isla markaana madasha ka soo qayb ga li doonaan Xildhibaano ka Tiran Barlamaanka Germany iyo Xisbiyada Mucaaridka Wadank ani.
Dhinaca Kale waxaan iyana meesha ka Maqnayn Fanaaniinta Caanka ku ah Heesaha Wad aniga ah ee Maalinta Loogu Talo Galay oo ay ugu Horeysay Fanaanada Wayn ee Canab I smaaciil (Canab Marwo), Fanaanka Mukhtaar Oday, Siciid Hargeysaawi, Saado Sagal, Cali Kassel, Hibo Shirwac iyo Cali Xaashi, Waxaa iyana madasha lagu soo Bandhigi Doonaa Ri waayad Aad uqosol badan iyo Majaajilooyin Xiiso galin doona Bulshada Habeenkaasi isugu iman doona Xuska Qaranimadooda.

Wixii Faahfaahina ee intaa Dheer kala Xidhiidh Telefoonada hoos ku xusan.
015211634787
015214886609