Xaflada 18 May ee Dalka Holland

Waa ururkii Nomad iyo Jaaliyadii Holland marka hore Waxaan halkaan
tacsi tiiraanyo leh u di eynaa dhammaan Eheladii iyo Qaraabadii ay
ka geeriyoodeen
dhalinyaradii ku naf-waayey a ma ku haligmay bada Ilaahay ha u
naxariisto dhamaanteena samir iyo iimaan ha inga siiyo am iin. Waa
aduunyo oo horaa loo yidhi
nin aroosanaya nina iil-galayaaye.
Waxaan marka labaad idin-lenahay dhammaantiin Naga gudooma salaan
guud hadii aad tihiin Guud ahaan reer Somaliland Gaar ahaan
jaaliyada reer somaliland ee dalka Holland.Marka xig a Waxaanu idiinla socodsiineynaa inay fooda inagu soo hayso
maalintii inagu qaaliga ahayd ee 18-05-2016.
Sidaas darteed sidii aad sannad walba nooga barateen. sannadkan
waxaanu idiin soo diyaar inay xaflad aad u qiimo badan.
Xafladaasi oo dhinac walba idinka raali gelin doonta. Hadaba w ixii
faafaahin ah eeg fleyrka.
Fanaaniinta, qiimha gelintaanka , Cinwaanka iyo wakhtiga eeg flyerka.
F.G:
Wakhtigu waa 21.05-2016 saacadu markay tahay 18;00 ilaa 3;00.
Ururka Nomad Holland.
|