Wakiilka Somaliland u Jooga dalka Nederland oo ka qayb galay Shir Sanad la oo ay lahaayeen ururka VNG oo ay ku bahoobeen Dawlada Hoose ee dalkan Nederland

 

Xaflad si heer sare loo soo agaasimay oo ay soo diyaariyeen Ururka ay ku bahoobeen Dawl daha Hoose ee dalka Holland ee marka la soo gaabiyo loo yaqaan VNG ayaa xalay oo ay taar iikhdu ahayd 19-01-2018 lagu qabtay Magaalda Den haag Ururkaasi oo sida ay noo xaqiijiye en caawiya Dawladaha Hoose ee Somaliland. Kana caawiya dhinca Tababarada, Maamulka iyo sidii loo soo saari laha Dumar maayiro ah.

Shirkaasi oo ay ku so martiqaadeen Safaarada Somaliland ee Holland, Waxaa ka qayb galay wakiilka Somaliland Maxamed Yuusuf Buux Iyo Samater Yuusuf Geedi oo ah Madaxa Saxaafa da ee safaarada. Waxa isna shirkaasi ka soo qayb galay MR Aleel oo ah ninka u fadhiya VAG Hargeysa.Mr.Aleel si fiican noogala qayb qaatay ka dhaadhicinta qadiyada Somalililand Marti sharaftii kala duwaan ee ka soo qayb galay.

Isku soo wada duubo oo shirkaasi waxa uu aha mid qadiyada Somaliland si hufan loogu fahm ay.

 



Alla mahad leh,
Somaliland Miision Holland.