SOMALILAND DIASPORA AGENCY  Xafiiska Xidhiidhka Jaaliyadaha






EU Office: 427 Stratford road Sparkhill Birmingham UK

Tel/fax +441215722377 Email: sldiasporanetwork@hotmail.co.uk

XQ/EU03/09/12. Date: 21/Sep/2012



Og. Wasaarada Arimaha dibeda Somaliland

Og. Xafiiska Qurbajooga & xidhidhka jaliyadaha Somaliland

Og. Xafiiska madaxtooyada Somaliland

Og. Xafiiska Wakiilka Somaliland UK



Ujeedo. Magcaabista Gudiga Xidhiidhka Jaliyadaha Somaliland ee UK



Xafiiska Qurbajooga EU markuu arkay baahida loo qabo xubno hogamiya hawlaha jaaliyadaha ayuu magcaabay xubnahan hoos ku qoran markuu arkay kana baarandegey aqoontooda iyo kartidooda kalana tashaday cida ay khusayso.



1- Mr. Suldan Siciid Kabadhe. Madaxa Protocolka Jaaliyadaha S/land UK

2- Mrs. Safi Mohamed Farah. Madaxa Jaaliyadaha S/lanad ee London

3- Mr. Moote Ali Bootaan. Madaxa Jaliyadaha, Molt kens, Leicester & Northampton

4- Mrs. ILhaan Xusen Cumar Kujog. Afhayeenka Xafiiska Qurbajooga UK

5- Mr. Aden Ismacil X Cabdi. Xoghayaha Xafiiska Qurbajooga UK

6- Mr. Mawliid Axmed Maxamed. Madaxa Jaliyadaha Bristol & Cardiff

7- Mr. Maxamud Farax Weyrax. Madaxa Jaliyadaha Manchester & leeds.

8- Mr. Cabdi Cali Cawaale Madaxa Jaliyadaha Birmingham, Coventry & Wolverhampton

9- Mrs. Profisor Samsam Saalax Madaxa Jaaliyadaha Liverpool & Sheffield.



Xubnahan oo magcaabidoodu si rasmiya u dhaqan gelayso taariikhda kor ku xusan waxaa la ogaysiinayaa inay yihiin Gudiga hawlaha Jaaliyadaha ee UK ( Somaliland Diaspora Uk Commission ,, SoDia Uk Commission, waxaan rajaynayaa inaad hawlaha idiin yaala guda geli doontaan idinkoo ku dedaalaya sidaad isugu xidhi lahaydeen Qurbajooga Somaliland ee UK.



Wa Bilaahi Tawfiiq

Gudomiyaha Xafiiska Qurbajooga EU

Dr. Abdirahman Ali Ubaxle

Birmingham Uk