WAR-SAXAAFADEED
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo
waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta Wefti ka socda Baanka
Horumarinta Afrika oo ay hogaa minayeen laba masuul oo waa weyni.
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo
waxa uu xafiiskiisa ku qaabiley maanta Wefti ka socda Baanka
Horumarinta Afrika oo ay hogaa minayeen laba masuul oo waa weyni.
Waxaana Madaxweynaha ku welinaayey kulankaasi
wasiirka Arrimaha Dibeda Somalila nd, Wasiirka Qorshaynta Qaranka,
Wasiirka Biyaha, Wasiiru-dawlaha Madaxtooyada iyo Xoghayaha gaarka
ah ee Madaxweynaha.
ALLAA MAHAD LEH
Naasir Yuusuf Daahir
Xoghayaha Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.
|