Waxqabadkii UHWA ee Sannadka 2008 iyo Xisaab xidhkiisii

Ururka kheyriga ah ee UHWA (Ururka Horemarinta Waxbarashada ASAASIGA/ALLAYBADAY) oo la aasaasay dabayaaqadii sannadkii 2004-kii, 642 qof oo kala jooga Somaliland, UK, USA, Norway, Finland, Canada, Sweden, Denmark, Gulf-state, Malaysia, Jaban, Ethiopia iyo Djibouti ayaa ka tirsan ururka, waana urur degmo.

Ururka wuxuu gacanta ku hayaa 12 Dugsi oo ku yaala degmada Allaybaday ee Gobolka Gabiley/Hargeisa.

UHWA waxay 4tii sanno ee ina soo dhaafay ugu deeqay Degmada Allaybaday lacagta soo socota:

1. Sannadkii 2005 deeq dhan $ 7 100.

2. Sannadkii 2006 deeq dhan $ 15 625.

3. Sannadkii 2007 deeq dhan $ 38,615.

4. Sannadkan 2008 deeq dhan $ 60 529.



Waxqabadkii Sannadka 2008 :

1. Dhisid iyo Furitaan Dugsiga Sarre ee Allaybaday

2. Gunno joogta ah oo la siiyo dhamaan 38-ka macalin ee Degmada wax ka dhiga.

3. Sedex dugsi oo laga dhisay, Taysa, Laayo, Geed Abeerah

4. Labo dugsi oo cusub oo laga furay, Camp Barwaaqo iyo Harta Geelle .

5. Feeding Centra laga hirgeliyay dhamaan 12-ka Dugsi ee Degmada ka jira

6. Qalabayn dhamaan 12-ka dugsi ee Degmada ka jira.

7. Ceel Biyo ah oo loo qoday Magaalada Geed-Abeerah

8. Qadhaan dhan $ 7200 oo loo ururiyay Madarasada Alfurqan ee Allaybaday

9. ka qaybqaadashada Diiwaangelintii Degmada Allaybaday

10. Wacyi galin balaadhan oo dhamaan degmada laga sameeyay.



Qorshaha Sannadkan 2009 (insha-allaah).

1. Dhismaha Qaybtii Boarding ee Dugsiga Sarre Allaybaday

2. Dhismaha Dugsiga Dhexe/Sarre ee Qodaalka

3. Dhismaha Dugsiga Gees dheere, Har Cadaad iyo Waadi Xoor

4. Kordhinta Mushaarada Macalimiita Degmada.

5. Samaynta Gudi la socota Tayada Ardayda iyo Macalimiinta.

6. Abuurista Deeq bixiyeyaal cusub oo dalka gudihiisa iyo dibadiisaba jooga.



Mahadnaq gaara waxaa loo dirayaa

· Dhamaan Deeqbixiyaasha UHWA Worlwide

· Haydaha waaweyn ee Somaliland Jooga

· Wasaarada Waxbarashada Somaliland

Wixii faafaahin ee dheeraad ah waxaa ka heli kartaa:

www.allaybaday.com ama allaybaday@hotmail.com



Waxaa soo diyaariyay:

Dayib Muhumed Odawaa, UHWA Somaliland

Hassan Loyar, UHWA Norway



NR
Laamaha UHWA (Branches)
Sannadka 2005
Sannadka 2006
Sannadka 2007
Sannadka 2008

1
UHWA Hargeisa
$ 800
$ 1 200
$ 7 040
$ 12 710

2
Maamulka Allaybaday
0
0
0
$ 50

3
UHWA Allaybaday



$ 4 900

4
UHWA Wajaale



$ 546

5
UHWA Harta Sheikh



$ 1 600

6
UHWA Norway
$ 2 100
$ 5 100
$ 8 560
$ 1 4390

7
UHWA London
$ 1 000
$ 2 400
$ 5 900
$ 7 100

8
UHWA Birgmingham
$ 2 000
$ 2 175
$ 4 550
$ 4 050

9
UHWA USA
$ 1 200
$ 3 700
$ 5 450
$ 7 150

10
UHWA Canada


$ 520
$ 150

11
UHWA Bristol

$ 150
$ 950
$ 1 000

12
UHWA Sweden

$ 400
$ 1 000
$ 1 250

13
UHWA Denmark

$ 100
$ 650
$ 250

14
UHWA Finland

$ 100
$ 1 345
$ 2 100

15
UHWA France


$ 550
$ 800

16
UHWA UAE


$ 150
$ 800

17
UHWA Yemen


$ 450
$ 150

18
UHWA Saudi Arabia


$ 250
$ 563

19
UHWA Japan


$ 300
$ 120

20
UHWA Malaysia


$ 400
$ 500

21
UHWA Djibouti

$ 200
$ 400
$ 450


Totalt
$ 7 100
$ 15 625
$ 38 615
$ 60629




Ururka Horemarinta Waxbarashada ASAASIGA/ALLAYBADAY.
www.allaybaday.com
Joint Acount : D0518 Dahabshil Bank, Hargeisa, Somaliland

UHWA Norway, Bank Account: 26850750253 DNBNor Bank
UHWA London, Birgminham, Bristol Bank Account: Dahabshiil-London/Birgminham/Bristol
UHWA Malaysia, S.Arabia, Yemen, Japan Bank Account: Dahabshil Malaysis/S. Arabia, Yemen, Japan
UHWA Finland Bank Account: 150435-80133 Nordia Banken
UHWA Sweden Bank Account: 8420-903747460-9 Swed Bank
UHWA USA Bank Account: Mustaqbal Bank, Seattle, CA and Minnesota
UHWA France Bank Account: 1462210 C Bank