WAR-SAXAAFADEED

 

 

Ku: Cabdicasiis Maxamed Samaale
Ku: Xoghayaha Guud ee Xisbiga KULMIYE
Ujeedo: xubin ku daris Guddida fulinta.


Waxa lagu daray Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE Md. Cabdicasiis Maxamed Sa maale, waxaannu laga bilaabo maalinta taariikhdu tahay 26/02/2014 noqona yaa xubin ka tirsan Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE.

 

 


ALLA MAHAD LEH
Md. Muuse Biixi Cabdi
Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE