Wasiirka Wasaarada Waxabrashada & Sayniska Somaliland, Axmed Toorno,oo hadhimo sharafeed u sameyey Suldaanka Guud ee Beel weynta  Ciise Muse,Suldaan Cali Suldaan Cismaan Suldaan Xaaji Cali Kooshin