I
N-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 


Wasiirka Arrimaha Dibedda Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Maxamed Biixi Yoo nis waxa uu tacsi tirranyo leh u dirayaa Reer Xaaji Cali Guhaad, Qoyskii, Ehelkii, Qa raabadii iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuum Maxamed Xaji Cali Guhaad (Sanyare) oo ku geeriyooday 19.05.2014 Magaalada Hargeysa.

Wasiirku waxa uu Marxuumka ALLE uga baryayaa inuu Jannatal fedruus hoy ka siiyo, shacbiga reer Somaliland ee uu ka baxayna Samir iyo Imaan Saadiqa ka siiyo.