Wasiirka Arrimaha dibada Turkiga Ahmet Davutoglu, ayaa Xafii skiisa qado sharaf ugu sameeyay Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo weftiga uu Hoggaaminayo