wasiirka arrimaha gudaha oo markii ugu horey say ka hadlay arrinta ceel-bardaale
 


Waxanu bal qaadaynaa in uu qof kastaa heli doono xaqiisii,  waxa kale oo aanu ogaysiinana dadka walaalaha, (c/laahi ismaaciil cali ciro )
 


Iyadoo  si wayn  loo sugayey inay xukumudu go'aan ka soo saarto shaq aa qadii Ceel-Bardaale,oo go'aankaasi maanta ku beegnaa, ayaa Wasii rka Arrimaha Gudaha S/Land ,Mudane C/laahi ismaaciil Cali Ciro , markii ugu h oretsay ka hadlay arinataasi.

 
Wasiirka oo xalay  si dag dag ah u soo fadhiitay TV ga Qaranka, ayaa waxa uu hadalkiisii ku bilaabay:

" Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaaliland , waxay ogaysiinaysaa  dad kii dhacdadii ay khusaysay, inay si dag dag ah wasaaradu u dhex gasho arintii dhulkii ee ay shaqaaqadu hore ug dhacday, Guurtiduna hore u  ga shay.

Waxaanu balan qaadayanaa, in uu qof kasta heli doono xaqiisii , waxa  ka le oo aanu ogaysiinaynaa dadka wada  dega deegaanadaasi, inay dhawr aan nabad galyada, iyadoo xukumaddu ballan  qaadkaasi adkaynayso oo si dag dag ah arintaasi u soo afjari doonto , arintaasi oo khilaaf keedu  ta aganaa mudo badan.

Waxaanu ilaahay  ka baryaynaa arintaasi in si deg  dega u  soo dhamaa to , qof walibana xaqiisii helo,qof kastaana  sidaasi hawlo socdo,  hana og aado, inay Wasaaradda Arrimaha Guduhu ku jirto arintaasi."


Dhinca kale magaalada Gabiley ayaa aad looga dareemayey arintaasi,  oo ilaa saaka shacabku war baahinta aad  ula socdeen

 

 


Weriye, Nimcaan Dheeg Ibraahim

Longlivesomaliland News Desk
Gabiley,Somaliland