Warsaxaafed: Ururka dhalinyarada Jiidale

 


Warsaxaafeed: Ururka dhalinyarada Jiidale ee Toronto waxay canbararey naynayaan xadhiga Gudomiyaha Jiidale cabdiraxman Xasan Adan, Afhayeenka Faysal Cumar Mad ar  (qurmuj), Xoghayaha Maxamed Cabdiraxman iyo Cabdi Bedel. Waxaanu ugu baqayn a dawlada Siranyo iyo golahiisa wasirada ee sidii faqashta uu shaqeynaya iin sii deg deg ah loo so daayo madaxda dhalinyarada Jiidale. Waxaanu uu shegayna umada reer Somaliland inay iska difacaan dhabarjabinta, iyo xaaquqdoda lagu dhibateeyo.
Meel anu Joognaba waanu laa dagalameyna oo nuu canbarayna sida fosha xun ee Lola dhaqmayo dhalinyarada Jiidale.


We will succeed insha Allah

Dhalinyarada Jiidale ee Toronto

 


Abdulkarim Musse Maygag
Toronto