WAR SAXAAFADEED

 

 

 

Taariikh:8 August,2011

 

Hargeysa (TNN)-Weftigii uu hoggaaminaayo Madaxweynaha JSL, Mudane, Axmed Maxam ed Maxamuud Siila anyo oo ku sugan magaalada addis ababa waxa ay kulan saacado qaa tay la yesheen Ra’ isal W a saare ku xigeenka Ethiopia ahna Wasiirka Arrimaha Debeda e e dalkaasi Ethio pia Mr. HAILE MARIAM DESALEGN, ka dib markii uu Ra’iisal wasaare kuxig eenku booqasho sharafeed ug u yimid madaxweynaha Hoteel ka uu degan yahay ee Magaalada Addis ababa.
Madaxweynaha iyo Ra’iisal Wasaare kuxigeenku waxa ay kulan koodaas ku soo qaadeen Arr imo dhawra oo dhamaantood la xidhiidha sii xoojinta xidhiidhka wanaagsan ee u dhex eeya laba da wadan ee Ethiopia iyo Somaliland.


Qodobada kulanka lagaga wada hadlay waxa ay inta badan diirada lagu saaray arrimaha Naba d-gelyada, Ganacsiga, iyo isu socodka labada Shacbi ee labada wadan.
Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo waxa uu Ra’iisal wasaare kuxigeenka uga mahad-naqay bookhashada uu ugu yimid halka uu degan yahay ee Hotel Sharaton Addis-ababa.
Sidaasi si la mid ahna Ra’iisal wasaare kuxigeenkuna waxa uu sheegay muhiimada ay u le edahay Dawlada Ethiopia Xidhiidhka wanaagsan ee ay la leedahay dawlada Somaliland.
Madaxdu waxa ay kulankooda isla meel dhigeen in arrimo badan oo ay isku raaceen in la xoojiyo sida nabadgelyada iyo ganacsiga labadaba.


Madaxweynaha Somaliland iyo Weftigiisa oo weli ku sugan kulamadii ay la yeelanayeen m asuul iyiinta Ethiopia iyo Dublamaasiyiinta ku sugan Magaalada Addis-ababa waxa la filay aa isla maan ta gelinka horena in uu madaxweynuhu la kulmo Dublamaasiyiinta u jooga M agaalada Addis Aba ba Dawladaha Waa-weyn qaarkood.”

 



Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland,

Cabdilaahi Maxamed Daahir (Cukuse)