WAR-SAXAAFADEED : XISBIGA KULMIYE OO MAGACAABAY GUDDIGA OLOLAHA DOORASHADA EE QURBOJOOGGA

 


Osmana Sahardiid Adaani (Xidhiidhiyaha Qurbajooga Kulmiye)
 


Iyadoo la tixgalinayo ahmiyadda dheeraadka ah ee ay leedahay doorashada  madaxto oyadu, lana midaynayo waxqabadka xubnaha iyo taageerayaasha xisbiga KULMIYE ee qurbaha. Waxa aynu ka war haynaa in doorashoyinki Madaxweynaha iyo K/xigeenka ee Somaliland, sida la filayo, inagu soo fool leeyihin dhowaan, haddi eebe idmo. Sida aynu ogsonahay xisbiga Kulmiye waxa uu aad ugu faanaa taagerada laxaadka leh ee uu ka haysto shacabka Somaliland, haday noqoto dalka gudahisa iyo dibadiisaba. Sida aynu la wada socono xisbiga Kulmiye waxa uu dalka gudahiisa iyo dibadiisa ku  leeyah ay guddiyo iyo madax maamusha hawlahiisa iyo geedi socodka xisbiga. Sidaas darteed, maadama la filayo in dhowaan lagu dhowaaqo qabaashada doorashada  Madaxtooya da, isla markaana diyaar garowgi ka socda dalka gudahiisi. Waxaa la go’aamiyay in la sameeyo guddi farsamo oo ah qurbojooga reer Somaliland ee taageera xisbiga  Kulmi ye.

XUBNAHA GUDDIDA

Maadama ujeedada ugu weyn ee guddidan tahay taakulaynta iyo fududeynta hawlaha guddiyada Kulmiye ee qurbaha, waxa xubnaheedu ka koobnaan doonan:

a) Guddomiyayasha iyo Madaxda Laamaha Kulmiye ee Europe iyo North America

b) Tagerayasha iyo hormoodka Kulmiye ee Europe & North America, kuwaaas oo takhasus u leh howlaha guddian

SHAQADA, HADAFKA, AWOODA & HAWLAHA GUDDIDAN

a) Taakulaynta xarunta dhexe ee xisbiga Kulmiye, dhanka warbaahinta, wacyi galinta iyo guud ahaan ololaha

b) Taakuulaynta guddiyada iyo laamaha Kulmiye ee Europe & North America, dhinac farsamo, talo & waxii kale ee ay uga baahdan

c) Ka hawlgalka sidii loo heli lahaa ilo dhaqaale oo ka madax banaan kan laamaha xisbiga Kulmiye ee qurbaha

d) Isku duba ridka iyo ka hawlgalida muraaqibin xisbiga Kulmiye oo ka dhoofa wadan walba oo qurbaha ah

DHISMAHA GUDDIDA

Isla markaa, si looga midho dhaliyo hawlaha iyo ujeedoyinka guddidan farsamo, waxa ay u kala hawl gali doona una sii kala farcami doontaa sadex guddi-hoosaad oo kala ah:

* Guddi-hosadka dhaqalaha
* Guddi-hosadka warbaahinta
* Guddi-hosadka Istaraatijiyada

Sadexdaas guddi hoosad mid walba waxa auu yeelan doonaa maamulie iyo maamule ku xigeen. Guud ahaan guddida olalaha ee qurba joogana waxa guddomiye ka noon doona Md Cisman Saxardiid Cadaani oo ah xidhidhiyaha laamaha Kulmiye ee UK. Waxa isaguna dhanka masuuliyanta sare ee xisbiga guddidan odey uga ah Dr Maxamed Cabdilahi Cumar oo ah Xoghayaha Xisbiga Kulmiye ee Arrimaha Dibedda.

Gebagabadii, waxa xusid mudan, in dhamaan guddiyada xisbiga Kulmiye iyo laamaha Kulmiye ee ku yaala wadamada kala duwan ay hawlahoodii usii wadan doonan sidoodi hore. Hadday noqoto mid dhaqaale samayn, ururin iyo dar dar olole, isla markaana sidii ay hore ugu shaqayn jireen wax is bedel ah ku samaynayn guddidan olole. Iyada oo ujeedada guddidan olole tahay sida aan kor kuso xusnay taakulaynta guddidayada qurbaha iyo gudaha, helida ilo dhaqaale oo ka duwan habka imika laamahas dhaqalaha u sameeyan iyo warbaahinta iyo wacyi gelinta.

Xubnaha Guddiga Ololaha Doorashada Xisbiga KULMIYE ee Qurbaha.

Cismaan Saxardiid ‘Caddaani’ (Guddoomiye)

Europe

UK, France, Sweden, Norway, Denmark

1. Cabdirisaaq Ibrahim Kooshin Alpho

2. Faarax Xasan Jagac

3. Xuseen Caydiid

4. Abdow Aayir

5. Cabdi Bacow

6. Ibraahim Xuseen

7. Axmed Cadare

8. Suldan Kabadhe

9. Xasan Cali Wayd

10. Yusuf Xariir

11. Mukhtaar Tayse

12. Jama Ahmed (Qaylo)

13. Axmed Carwo

14. Cali Xaamud Jibril

15. Caasha Ayban

16. Maxamuud Raage

17. Maxamed Xirsi Dudo

18. Maxamed Nuur- Xariif

19. Axmed Xasan Cunaaye

20. Kayse Xiddig

21. Jibril Cali Muse

22. Abdikhalaq M Xaji Abdi

23. Prof. Maxamuud Muumin

24. Xasan Cismaan

25. Ibrahim Xujaale

26. Yurub Qaalib

27. Axmed Saleebaan Cawad

28. Jama Indha Case

29. Maxamed Yoonis

30. Ahmed XajiIbrahim X Maxamed

31. Cismaan Caynteenle

32. Dahir Jama

33. Jaamac Iidle

34. Fadxiya Jaamac

35. Caydaruus

36. Saalax Maxamad Diriye

37. Muuse Askar

38. Zakaria Dahir Cige

39. C/Samad Furre

40. Cabdi Dahir Camuud

41. Maxamed Jama Duale

42. Abdilahi Mohamed Suldan Adami.

43. Kayse Aadan

44. Abdourahman Yasin

45. Maxamed Ibrahim

46. Abdulqadir M Xarbi

47. Foosiya Maxamuud

48. Osman Abshir

49. Sulub I warfa

50. Cali Jaamac ‘Cali dheere’

51. Ahmed H Nur

NORTH AMERICA

1. Ismaaciil Maxed Jama Xayraan

2. Saxardiid Shaacir

3. Cabdillahi Geeljire

4. Xaashi Ismaaciil

5. Maxamuud Lafcambe

6. Maxamuud Nugidoon

7. Raashiid Gaaruf

8. Prof. Amina Adan

9. Saynab X Adan

10. Xuseen Cabdi Ducaale

11. Maxamed Beergeel

12. Abubakar Xaamud Jibril

13. Jama Yusuf Abdilahi Bashe

14. Abdirizak Sharif

15. Mustafe Cartan

16. Asha Hussein Qawdhan

17. Cabdilahi Sellin

18. Ismaacil Shahmaad

19. Hussein Seerar

20. Yusuf Awale Ateye

21. Saleebaan Egeh

22. Ahmed Aden Dheri

23. Ahmed Noor MN

24. C/Rashid Cumar Madobe

25. Mahdi Abdi Gaboose

26. Omer Sanyare Ali Guhaad

27. Saeed Suleiman

28. Dr.Jama Hirad

29. Abdillahi Bulaleh

30. Salim Sahardeed

31. Osman Aw Abdi

32. Dr. Mohamoud Noor (Abaayo)

33. Shamis qardajeex

34. Dualeh Mohamed Hersi

35. Ahmed Ibrahim Juqdhowr

36. Elmi Isse Gabobe

37. Hassan Abdi Maah

38. Khadra Ibrahim Yussuf

39. Abdirizak Jama Noor

40. Ahmed Suleiman Bidar

41. Abdirahman Ali Essa

42. Mohamoud Ismail Abdi

43. Mohamed Jama Deria

44. Abdi farah Adan

45. Yussuf Awale Ataye

46. Shardeed Mohamed Shacir

47. Osman Aw Abdi

48. Jama yussuf Bashe

49. Yussuf Omar Madobe

50. Mohamoud Shukri

51. Ibrahim Rageh

52. Abdirahman Guleed Abdilla

AUSTRALIA

1-Hassan A.M.Halac

2-Yusuf Cadani Yusuf

3-Xariir Heebe gagale

4-Nimco Yayiin

5-Saciid Daud

6-Mustafe Abobaker Haruun

7-Abdi Gani Osman Suleyman

Madaxa guddi hosadka dhaqalaha Iyo ku Xigenkisa

Ismail Xayran

Abdirisiaq Alpho

Madaxa Gudihosadka Warbahinta iyo Ku Xigenkisa

Yusuf Xariir

Xasan Osman

Madaxa gudihosadka istaratijiyada

Rashid Garuf

Zaynab H Adan

Suuqgaynta iyo Bandhigidda Hawlaha Guddiga Ololaha

Cabdi Yusuf Jaamac