Warsaxaafadeed:- Shirkada Diyaaradaha ee Daalo Airlines



Cilada ku timid falaaydkaas runtii waxa weeyeen mid dhanka hadarooniga, waana wax dabeeciya oo mararka qaar la soo dersi diyaaradaha ka hawl gala caalamka intiisa kale....

Marka hore waxaan halkan guud ahaan macaamiishii falaydkii maanta ee No-kiisu D3100 uu ku yimi cilad dhanka farsamada ah, sidaas daraadeedna rakaabkii saarnaa ay hada si nabad galyo ah loo dejiyey Hotel ku yaala caasimada wadanka giriiga ee Attens.

Falaydkaasina waxa uu maalinta beri ah marka ay saacadu tahay abaaro 8:30-ka soo gaadhi doonaan hadii alle idmo caasimada dalka Jabuuti.

Waxaana la soo saari doonaa dhamaan rakaabkaas diyaarad kale oo caawa saacadaha danbe loog diyaarinaayo caasimada wadanka giriiga


Cilada ku timid falaaydkaas runtii waxa weeyeen mid dhanka hadarooniga, waana wax dabeeciya oo mararka qaar la soo dersi diyaaradaha ka hawl gala caalamka intiisa kale.

Rakaabka saarnaa diyaaradan waxa uu qiyaastii ku dhawaa labaataneeyo qof, waxaanu mar labaad ku war gelinaynaan guud ahaan macaamisha daalo in ay dhamaan bad qabaan rakaabkaasi.

 



Alla Mahad Leh

Maamulka Xafiiska Hargiesa ee Daalo Airline
Muniir Xaaji C/laahi