WAR SAXAAFADEED

 

 



Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka

UCID

Justice and Welfare Party

حزب العداله والرأفة

Date: 24/09/2011

Ku:Dhamaan warbaahinta Madaxbanaan

Ku: dhamaan dadwanayaha jamhuuriyada Somaliland iyo taageerayaasha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID

Uj:Magacaabis Xubnaha Xisbiga ee Cusub

Maanta oo ay taariikhta tahay 24/09/2011 waxaanu halkan ku magacaabaynaa xubnaha u kala qaabilsanana doona waaxyaha xisbiga ee ku xusan hoos iyadoo xisbig lagu sameeyey dib u habayn si loo dardar galiyo hawlahii xisbiga loona dhaqaajiyo hawl maalimeedkii ay xubanaha muhiimka ahi u hayeen xisbiga.

Sidaa daraadeed waxaan manta halkan ku magacawnay xubnahan magacyadoodu hoos ku xusan yihiin waxaanan illaahay uga rajaynaa in uu u fududeeyo xilkaa culsu ee ay umada iyo xisbigaba u qabteen.

Mohamed Xassan Khaire Afhayeenka Xisbiga UCID

Ambassador A/fatax siciid Ahmed Xoghayaha Arimaha Dibada Iyo Iskaashiga Caamaiga ah ee Xisbiga UCID

Cabdale Maxamed Qardhab Xoghayaha Dhaqaalaha iyo Maaliyada Xisbiga UCID

Mohamoud Eid Ibraahim Xoghayah Xarunta Dhexe ee Xisbiga UCID

A/lahi saleban Warsame (Qadafi) Xoghayaha Xidhiidhka Europe Xisbiga UCID

Mohammed Jamac Koodbuur (shine) Xoghayaha Guud ee UK Xisbiga UCID

Eng Mohammed Yusuf Ismail G/xigeenka UK Xisbiga UCID

Hassan Abdi Elmi ( indho) Gudoomiyaha Dhalinyarada UK XisbigaUCID

Hassan Mohammed Samawi G/xigeenka dhalinyarada UK Xisbiga UCID



ALLAA MAHAD LEH


Gudoomiyaha Xisbiga Cadaalada iyo Daryeelka UCID

Eng : Faysal Ali Waraabe