Warfarxadleh. Ceelkii Geed-beerah oo biyo oo biyo xad dhaafa laga gaadhay, lana dhamaystiray

 

Waa maanta oo 19.october 2008 lagu guulaysay ceelbiyood oo loo qoday Magalaada Geed-abeerah ee Degmada Allaybaday ee Gobolka Gabiley, Ceelkaas oo dhererkiisu dhanyahay 140 mitir, 40 mitir ay yihiin biyo, iyada sida la sheegay ay biyaha laga helay ay aad iyo aad ugu badanyihiin biyihii la filaayay.
Dadweynaha ku nool dhulweynahaya Qodaalka loo yaqaane ee dagaankaa ayaa aad iyo aad u soo dhawaawey, waxay mahadnaq balaadhan u soo direeen, hayda ceelka biyaha ka wada dagaanka Degmada Allaybaday.

Magaalada Geed-Aabeeraha waxay ka mid tahay 12 magaalo ee ka tirsan Degmada Allaybaday ee ururka kheyriga ah ee UHWA ka wado mashaaricda hormarinta waxbarashada, biyaha, caafimaadka iyo wadooyinka, Geed Abeeraha waxay noqotay magaaladii ugu horeysa ee nasiib u hesha in Ceelbiyoood loo qodo. waxaa dhamaan la rajayn in meelaha kale mashruuca horamarinta ka jira in laga bilaabi doono biyo qodid


 

 

Wariyaha UHWA : ISMAIL ABDI MUXUMED (Hilqad)DEGMADA ALLLAYBADAY , SOMALILAND
Telefon:
+ 2522357702 (Telecom, Allaybaday)
Email:
hilqadm@hotmail.com
Website:
http://www.allaybaday.com