DIGNIIN KU SOCOTA SHACABKA SOMALILAND EE DAAWADA WARBAA NTA U XUSULDUUBATAY DUMINTA AMA WAXYEELAYTA DIMUQRAADIYADA SOMALILAND

 


warbaahinta ku baxda afka soomaaliga ayaa sanadahan dambe- xawli ku socda siiba websaadada iy o TEFISHINADA- haddaba qaarka mid ahi, waxay caado ka dhigteen inay sii daayaan - barnaamij yo- xagjar ah oo dhinac ka raran , oo ka la fogeynaya dadka Somalilander ka ah.


BARNAAJIDYADAA- kuwa ugu darani waaa ku la xidhidha waraysiyadda siyaaasiyiinta qaarkood oo u isticmaala inay ku gudbiyaan fariimo- iyaga u gaar ah oo ay cid u gudbinayaan ama cid ku maagaa n ama ku aflagaadeeyaan .


haddaba telifishanada caadaystay inay si toos ah wax ugu sheegaan qaybo ka mid ah soomaliland, waxaa kaw ka ah teifishinka HCTV&Somali channel-, tusaale waxaan ugu soo qaadan karaa laba nin oo ka soo jeeda soomaliland, siyaasiyiina isku sheega , mid ayaa isugu yeedha safiirka aan dhicin mr- abdi fatax ,iyo mahamed qabbo- oo xaqsoor ka soo jeeda-labadan shaqsi oo ah laba shaqsi oo ka soo horjeeda qadiyada somaliland ayaa xidhidh dhaw la samaystay wariyaasha sii daaya barmamij yada siyaasdda la xidhidha- labadan telishishan si aan cadaalad ahayn, waxay siiyaan fursad keligo od ah iyaga aan siin dadka taageersan xibiyada kale iyo qadiyada Somaliland, oo aan marnaba loo yeedhin cidda ay dhaliisha u jeedinayaan - waxay hellaan waqti dheer - oo aya kaga bogtaan afkan a gacanta iska geliyaan iyagoon u aabayeelayn ama danayan cidda ka maqan ee ay dhaleecaynaya an , waxay telifishinka u isticmaalan sidii goob qaad lagu cunayo - oo fadhi ku dirir ah.


haddaba maamulka tefishannada waxaan u soo jeedinaynaa inay cadaalada ilaaliyaan- telifishanka na aan laga dhigin goob laga caytamo ama lagu magac dillo - cid aan goob joog ahayn , barnaamijkii ugu dambeeyey ee ka baxay HCTV- EE -labadan nin la soo fadhiisiyey- waxay ahaayeen kuwo dhinac ka raran oo aan cadaalad lagu hagayn- raggani waxay ka hadlayeen cadaalad xummo ku dhacday xisbi iyo saluug maamul ,hadaba waxay meel kadhac

ku sameeyeen dimuqraadiyadii Somaliland ay ku caanomaashay. hase yeeshee waxay laftoodu dulm iyeen kuwii ka maqnaa ee ay afka la dhacayeen- waxaa cadaalad daraŽdaa ka masuul ah telishikan ka keligood fursadda siiyey labadaa waxa magarad ah


 


By Axmed Aadan Mooge
Bristol , UK