War saxaafadeed ku saabsan wefti culus oo uu hogaaminay o gudoomiyaha URURKA UMADDA Dr. Maxamed Cabdi Gaboose oo ku soo waajahan qaaradda Europe

 



 

Waxaan dhamaan jaaliyadda Soomaliland iyo Bahwaynta Ururka Umadda ku salaamayaa salaa nta Islaamka ee ASALAMU CALAYKUM.

Waxaanu ogaysiinanaa dhamaan Bahwaynta URURKA UMADDA ee qaradda Europe degan inuu inagu soo foolleeyahay wefti culus oo uu hogaaminayo gudoomiyaha Dr. Maxamed Cabdi Gabo ose iyo kuxigeenkiisa Dr. Qaasim Sh. Ibraahim Tubeec oo dhawaan socdaal ku iman doona U.K  ( Boqortooyadda Ingriiska)

waxaanu dhamaan Bahwaynta Ururka ka codsanaynaa in loo diyaar garoobo soo dhawaynta Weftigaas culus ee ka socda hogaankeena sare ee Ururka Umadda,

Weftigaas oo Kulamo kala dun la yeelan doona Ergooyinka ka kala imanaya xafisyada Ururku ku leeyaha dalalka kale ee Europe iyo taageerayaasha Ururka ee carigan Ingriiska, weftigaas oo shirar la yeelan doona taageerayaasha Ururka Umadda ku leeyahay Gobaladda Carigan Ing iriiska.

Wakhtiyada shirarkaas iyo goobaha ay ka dhici doonaan oo aanu idin soo sheegi doono sida ugu dhakhso badan aydun nooga heli doontaan



ALLA MAHAD LEH
 

 


Xafiiska Xidhiidhka Debeda
ee Ururka Umadda
Faisal Farafidye