WAR SAXAAFADEED

 

 

 

Ref: UDUB/XGF/F-2-1153
 

 


KU: K/S Xoghayaha Guud ee UDUB
KU: Guddi-Hoosaadyada Xisbiga UDUB
KU: Md. Cali Maxamed Warancadde

Date: Aug 6, 2011

Ujeedo: Magacaabid Xilka Guddoomiyaha G/Siyaasadda

Mudanayaal,


Waxaan idin Ogeysiinayaa inaan u magacaabay Md. Cali Maxamed Waracade maant a taariikhda kor ku xusan laga bilaabo inuu yahay Guddoomiyaha Guddi-Hoosaadka Siyaasadda ee Xisbiga UDUB.


Waxaan kalsooni ku qabaa inuu hawshaa ku habboon yahay kaalinteedana ka soo bi xi doono.
 


Waxaan haddaba mudanayaal idinka rajaynayaa inaad xilkaa kula shaqaysaan.

 



Allaa Mahad Leh

Axmed Yussuf Yassin
K/S Guddoomiyahay Xisbiga UDUB