war
saxaafadeed ka soo baxay madxtooyada

Taariikh: 23 August,2011
Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland,
Markuu Helay: Go’aanka Golaha Wakiilada JSL ee Go’aan Lr. GW/KF-15/534/2011,
ee Ansixinta Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta Siyaasadda,
Markuu Arkay: Qodobka 75aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland.
Wuxuu Soo Saaray,Dhaqan-galka Xeerka Nidaamka Ururada iyo Axsaabta
Siyaasad da ee Jamhuuriyadda Somaliland ee Xeer Lr. 14/2011.”
Xeerkani waxa uu dhigayaa in dalka laga furi karo ururo siyaasadeed
oo ku barata ma doorashooyinka dawladaha hoose ee fooda inagu soo
haya oo la tartama sade xdii xisbi qaran ee hore u jiray, waxaana
sadexda urur ee ugu sareeya doorashooy inka goleyaash a deegaanku ay
noqonayaan sadexda xisbi qaran.
Ururada siyaasadeed ee dalka laga furi doono waxa lagu diiwaan
gelinayaa lacag dhan 150 malyan shilinka Somaliland ah oo u dhiganta
20 kun oo Dollar.
|