War deg deg ah: Dagaal Saaka mar kale ka qar xay deegaadii Ceelbardaale iyo Mudaharaad Balaadhan oo Boorama ka dhacaya saaka

 


Wararku waxay intaasi ku darayaan in ay saaka rasaastu ka dhacayso  deeg aanda ruqi ilaa iyo inta u dhaxaysa ceeriga


Ceelbardaale (longlivesomaliland News)-Wararka naga soo gaadhaya jiida ceelbardaale ayaa sheegaya in saaka abaaro 7-dii subaxnimo bilaabantahay iyada oo la isku adeegsanayo qoryaha noocyadiisa kala duwan waxaa la  sh eegayaa ilaa hadda inay dhacayso, ma jiraan ilaa hada warar sugan oo  shee gaya khasaaraha dhabta ah ee uu gaystay dagaalkaasi iyada oo shalay  xuk uumada soo saartay go,aamo adag oo lagu xalinayo shaqaadada dhulka  diri rtu ka dhacday ee ceelbardaale.

Dhinaca kale waxaa mudaharaad balaadhan ka dhacayaa saaka Magaalo  ma daxda Gobolka Awdal ee Borama,  lama sheegin wax khasaare ah oo uu  Gay stay mudaharaadkaasi iyada oo meheradaha badankoodu saaka wada  xidh anyihiin.

Waxaa ku kala dhexjiray ciidamada amaanka Somaliland oo aan ilaa hadda  n abad waarta ka dhilin deegaanadaasi iyada oo dhawaaqa rasaasta laga maq layo deegaada udhaw dhaw ceelbardaale.

Wararku waxay intaasi ku darayaan in ay saaka rasaastu ka dhacayso deeg aanda Ruqi ilaa iyo inta u dhaxaysa Ceeriga.

Wixii warar ah e ka soo kordha waxaanu idiinku soo gudbin doonaa wararkayaga danbe

 



Longlivesomaliland News Desk
Ceelbardaale