WAR-SAXAAFADEED



Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad, Faqradiisa 3aad, Xarafka (r) ee Da stuurka Jamhuuriyadda Somaliland; Markuu Tixgeliyey: Ahmiyadda Wakiiladda Somali land u fadhiya dalalka dibaddu u leeyihiin dhismaha Qaranka;

Markuu Arkay: In baahi loo qabo buuxinta jagada Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Itoob ya;

Markuu Ka Fiirsaday: Kartidiisa, aqoontiisa iyo hufnaantiisa shaqo;

Markuu Ku Qa ncay: In uu hanan karo xilkan loo magacaabay;

Wuxuu go’aansaday


In Mudane, Maxamuud Aaden Jaamac Galaal, laga bilaabo taariikhda maanta uu aha ado Wakiilka Jamhuuriyadda Somaliland u fadhiya Dalka Itoobya.
 

 


ALLAA MAHAD LEH

Naasir Yuusuf Daahir
Xoghayaha gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL,
ahna ku simaha af-hayeenka Madaxtooyada JSL.